• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, February 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xal waa lavatory heli karaa ismaandhaafka siyaasadeed ee Puntland – Puntland Publish

admin by admin
October 18, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ismaandhaaf siyaasadeed ayaa Puntland ka jira ku saabsan nooca doorashada ku habboon in Madaxweyne lagu soo doorto sanadka soo socda. Dadka u dhuundaloola siyaasadda Puntland manner ka warhayaan waxyaabaha sababay ismaandhaafka. Maadaama siyaasiyiinta Puntland ay si cad u taageereen in dooraashooyin degmooyin si nabad ah u dhacaan ka sokow dhowr degmo oo doorasho ka qabsoomi weysay, waxaa xusid mudan in aysan jirin koox si cad uga ololaysay in dadka Puntland golayaal degmo soo doortaan kaddibna naatijada doorashooyinku noqoto waddada lavatory marayo sharciyeynta xisbiyada Puntland ay yeelatay. Si labada dhinac isku haya siyaasadda Puntland ay uga heshiiyaan nooca doorashada, mabaadii’dan soo socota, oo ay labada dhinacba aamminsan yihiin, in si rasmi ah la iskugu raaco si caqabadda doorashada madaxtooyada looga gudbo ayaa lavatory baahan yahay. Puntland waxay soo bandhigtay habka federaalka hase ahaatee kuma aysan dhaqmin tan iyo 2004 markii dowladdii federaalka ku meelgaarka ahayd la dhisay. Ku dhaqmi-waaga federaalka wuxuu Puntland dadkeeda seejiyay fursado dhaqaale iyo kaalin siyaasadeed oo waxay dadka qaar isa su’aalaan in Puntland ka sugayso dowladda federaalka inay noqoto tusaalaha ku dhaqanka habka federaalka. Haddii ay sidaasi tahay, Puntland dooddeedii awood aan caasimad qaran ku urursanayn in lavatory baahan yahay waxay noqnonaysaa mid dadka federaalka u qareema ee Puntland aysan difaaci karin. Mabaadii’dan soo socda oo ay garwadeenka siyaasadda ee Puntland isku raacsan yihiin ayaa asaas u noqon kara heshiis laga gaaro nooca doorashada la aadayo sanadka soo socda:

1- In dadka Puntland yeeshaan fulin, sharcidejin, garsoor iyo hantidhowr madaxbannaan (dowladda isbeddelka soo badhigtay ku salaysan doorashooyinkii dhacay ayuu saaran yahay xilka soo bandhigista abuurista hay’adaha dhowraya xuquuqda siyaasadeed ee dadka Puntland sida ka dhowrista kheyraadka wadareed lunsasho, ka dhowrista ku adeegashada awoodda siyaasadeed, iskugu geynta ciidammada Puntland hal meel oo laga xukumo oo siyaasiga xilka haya dano gaar ah u adeegsan karin).
2- In habka awood-daadejintu noqdo mid si cad u muujinaya waxa awood-daadejintu noqonayso, sida ay uga duwanaanayso habkii hore oo ahaaa mid awooddu ku urursan tahay xafiiska fulinta (madaxtooyada).
3- In labada dhinac isku raacaaan inay wada leeyihiin (wadaagaan) hannaanka uu isbeddel siyaasadeed ugu dhacayo habka Puntland lagu maamulayay 18kii sanad ugu dambeeyay — taas macnaheedu waa in mucaaradka Puntland ay kaalin dhismo-kalkaalid (constructive) ku leeyihiin isbeddelka socda maadaama ay si cad u taageereen doorashooyiinkii degmooyinka laakiin ay ka biyo-diideen wax-ka-beddelkii dastuurka Puntland uu baarlamaanka Puntland sameeyay.
4- In Puntland yeelato xisbiyo aysan koox ku adeeganin, xisbiyo aan hubaysnayn.
5- In uu diyaarsan yahay ama la diyaariyo sharciga dowlad lagu soo dhisayo haddii doorasho Madaxtooyo ay dhacdo oo dadku soo doortaan Madaxweyne, Madaxweyne ku xigeen, iyo xildhibaanno: tirada xisbiyada badan waxay muujinaysaa inay aad u suurtowdo in xisbi uusan aqlabiyad helin. Waa inay caddahay boqolley % ahaan tirada codadka xisbi uu dowlad aqlabiyad leh ku soo soo dhisayo marka xisbiyadu tartamaan.
6- Waa in labada dhinac ku heshiiyaan in doodaha siyaasaddu noqdaan kuwo hufan, run ku salaysan, wixii ra’yi la sii suntado.

Si qodobbadan isku raacsanaantoodu u noqoto mid rasmi ah waxaa lagama-maarmaan ah in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni la hadlo dadka Puntland isaga oo sheegaya in mabda’a in Isbeddel kasta oo siyaasadeed ku dhaca habka Puntland isku maamusho uu noqon doono mid dowladda xilka haysa aysan siyaasad ahaan ku ololayn karin, inuu qiro in dadka isbeddelka dhaliilaha inuu leeyahay qaba ay Puntland la jecel yihiin horumar. Ismaandhaafku waa calaamad muujinaysa in Puntland aysan koox gaar ah gacanta ugu jirin, keliya tahay maamul federaal u qareema laakiin awooddu ay Madaxtooyada ku ururusan tahay, ma aha tusaale maamul wanaag.

Xaajo rogrogis kama maaranto. Sidaas darteed Mucaaradka Puntland waxaa la gudboon inay sharxaan sida habkii hore ee 66 u dhowrayo xuquuqda siyaasadeed ay xisbiyada soo baxay summadda u yihiin si awood daadejin lavatory helo inkastoo dowladda muddo xileedkeedu dhammaanayo looga fadhiyo faahfaahinta ka mirodhalinta mabda’a kowaad (kor ku xusan). Mucaaradku kaalin weyn oo kaliya kama qaadan karaan toosinta dhabbaha uu isbeddelku ku socdo, waxay wax badan ku biirin karaan dadaalka Puntland ugu gudbi karto hab isla xisaabtan iyo awood-daadejin ku salaysan.

Fiiro gaar ah: Xogta qormadani ay ku salaysan tahay waxaa diyaariyay dad doonaya in xal laga gaaro ismaandhaafka siyaasadeed ka jira Puntland. Ma jiro qof si gaar ah u sheegan kara. Wax waa lagu biirin karaa, wax waa laga saari karaa.





Source_link

READ ALSO

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

Tags: heliismaandhaafkakaraalooPostPuntlandSiyaasadeedwaaXal

Related Posts

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
Latest News

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

February 7, 2026
Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
Latest News

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

February 7, 2026
Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
Latest News

Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games

February 7, 2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up
Latest News

Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up

February 7, 2026
Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company

February 7, 2026
NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe
Latest News

NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe

February 7, 2026

POPULAR NEWS

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
  • Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
  • Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.