• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Farmaajo oo ka horyimid qorshe uu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

admin by admin
October 20, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

DOOXA (SMN) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda.

Farmaajo ayaa ka horyimid qorshaha uu wado madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadan in laga guuro nidaamka dowladnimada ee hadda lagu dhaqmo, si uu  dalka u yeesho madaxweyne iyo ku xigeen.

Sidoo kale wuxuu farriin culus u diray baarlamaanka Soomaaliyeed, isaga oo ugu baaqay inay ka digtoonaadaaan abaabulka socda oo uu sheegay inuu keeni karo xasilooni darro siyaasadeed iyo hubanti la’aan.

Halkan hoose ka akhriso:-

Waxaan si dhow ula soconnaa dhaqdhaqaaqyada ku aaddan wax ka beddelka qaabka dowladnimada, hanaanka baarlamaaniga ah, habka doorashooyinka qof iyo codka ah iyo hannaanka xisbiyada badan. Wax ka bedelka qodobadaas oo aan lavatory marin wadada saxda ah waxay keeni karaan in dalku uu dib ugu noqdo xasilooni darro iyo hubanti la’aan.

Sidaas darteed in laga guuro hannaanka Baarlamaaniga ah ee ka jira dalkeenna, lana laalo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waa masuuliyad ka baxsan awoodaha Hay’adaha Dawladda, maadaama ay taabanayso masiirka dalka.

Baarlamaanka Federalka Soomaaliya waxaa waajib qaran iyo mid taariikhi ah ka saaran yahay in ay ka digtoonaadaan ansixinta qodobbada taabanaya jiritaanka dowladnimada ee aan lavatory marin hannaanka saxda ah, kuwaas oo abuuri kara kalsooni darro bulsho iyo jahwareer siyaasadeed.

Waxaan garowsannahay ahmiyadda ay leedahay in la maqlo codka Dowlad Goboleedka Puntland oo ka maqan Madasha Wadatashiga Qaran si lavatory xaqiijiyo matalaaddooda ku aaddan arimaha masiiriga ah, taas oo aan looga maarmayn dawlad dhiska Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed xaq ayey u leeyihiin in ay hoggaankooda ku soo doortaan codkooda, si xor iyo xalaal ah oo daahfuran, waafaqsanna xeerarka iyo shuruucda dalka.

Wa billaahi Al-towfiiq

Source_link

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Tags: FarmaajohoryimidMadaxweyneMaxamuudqorsheSheekhwadoXasan

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.