• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliska Booliska oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxii Ceelasha Biyaha

admin by admin
October 21, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Doodishe ayaa sheegay in bartilmaameedka qaraxaas uu ahaa in Al-Shabaab ay ka fuliso Muqdisho, balse ay u suurageli weysay kadibna ay qarxiyeen xero ku taalla halkaasi.

“Saaka abaare 05:30 AM ayeey Khawaarijtu sidii caadada u aheyd gaari ay soo maduufikeeyeen oo ay biro iyo qaraxyo ku soo rareen oo ay la rabeen in ay Caasimada soo galiyaan, ayaa markii ay fursad u waayeen si nafti halignimo ah ay ugu qarxiyeen fadhigii Ciidanka Sugida iyo Xoojinta Amniga Caasimada” ayuu yiri Sadiiqa Aadan Cali (Doodishe).

Afhayeenka oo sii hadlay ayaa xaqiijiyay in qraaxaan ay ku dhinteen ugu yaraan 6 qof, ayna ku dhaawacmeen 9 kale oo isugu jiro askar iyo dad shacab ah.

“Qasaaraha uu qaraxaasi reebay ayaa ah dhimashada 6 qofood (4 Ciidanka ah iyo 2 shacab ah) dhaawacyada ayaa ah 9 qofood (5 Ciidanka ah iyo 4 shacab ah)” ayuu raaciyay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo saaka Al-Shabaab ay sheegatay in qaraxaas ay ku dishay 49 askari, ayna ku burburisay xero ay ku sugnaayeen ciidanka xasilinta caasimadda ee boolis-milataaro.

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Earlier articleDemise Toll Rises to six in Al-Shabab Assault outdoors Somali capital

Source_link

Tags: BiyahaBooliskaCeelashadhashayKhasaarahaqaraxiishaaciyayTaliska

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.