• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, July 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Wiil yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

admin by admin
October 22, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

GAALKACYO (SMN) – Faahfaahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, taas oo lagula kacay wiil oo 11 sano jir ah.

Falkan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kadib markii lagu dilay wiilka yar oo lagu magacaabi jiray Cabdinaasir Yuusuf Jihaad.

Koox dhalinyaro ah ayaa la sheegay inay gaysteen falka, kuwaa soo dilka ka hor faraxumeeyay wiilka yar, kadibna si arxan darro ah u dilay, sida lagu sheegay warqad caddeyn ah oo kasoo baxday maamulka isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

Qoraalka ayaa lagu waxaa lagu sheegay in sidoo kale fakan uu yahay mid kamid ah kuwii ugu xumaa ee sanadahaan dmabe ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Dhinaca kale ciidamada ammaanka ayaa haatan wada baaritaano dheeraad ah oo ku aadan baadi goobka kooxdii ka dambeysay falkaasi arxan darrada ah.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay dhowr qof oo tuhmanayaal ah, kuwaas oo ay hadda baaris ku hayaan ciidamada booliska ee magaaladaasi.

Gaalkacyo ayaa waxaa marar badan laga soo wariyay dhacdooyin xanuun badan, waxaana weli xasuusta dadka ka go’in dilkii iyo kufsigii bathroom geyatay Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano jir ahayd, inkastoo Puntland oo xukun adag ku ridday raggii ka dambeeyay falkaasi.

Source_link

READ ALSO

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

Tags: dilGaalkacyogaystayiyokufsiloogumagaaladawaqooyigaWiilyar

Related Posts

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
Latest News

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

July 12, 2026
When Money Failed, Connection Turned Foreign money
Latest News

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

July 12, 2026
Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
Latest News

Somalia detains troopers after viral US flag desecration video

July 11, 2026
Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon
Latest News

Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon

July 11, 2026
Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter
Latest News

Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter

July 11, 2026
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up
Latest News

Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up

July 11, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
  • When Money Failed, Connection Turned Foreign money
  • Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.