• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, June 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle

admin by admin
October 25, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumadda ee Hirshabeelle.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada Hirshabeelle, Hindise-Sharciyeedka xafiiska dhiirigelinta maalgashiga, Hanaanka xiriirka iyo isku-duwista deeqaha caalamiga ah, Geedi-socodka Goleyaasha deegaanka, ka doodista miisaaniyad sanadeedka 2024-ka, iyo Fatahaadaha iyo duufaanada elnino.

Wasaaradda amniga ayaa ka warbixisay xaaladaha amni ee deegaanada Hirshabeelle iyo Howlgalada lagu baacsanayo kooxda Khawaarijta ah ee alshabaab.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ka warbixiyay hanaanka maamul u sameynta degmooyinka iyo halka ay mareyso dhismaha goleyaasha deegaanka Caasimada Jowhar oo heer gabo-gabo ah maraya xulista xubnaha kamid noqonaya golaha deegaanka degmada Jowhar, Wasiirka ayaa dhanka kale xusay in degmooyinka Buulo-burde, Aadan-yabal, Maxaas iyo Warsheekh dhowaan laga dhisayo goleyaasha deegaanka.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ahna Gudoomiyaha Gudiga Fatahaadaha iyo Dabeylaha Elnino ayaa ka warbixisay Roobabkii xooganaa ee ka da’ay deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan qasaaraha uu ka geystay Magaalada Beledweyne, Dhanka kale waxa ay ka warbixisay Kulamo uu gudiga Fatahaadaha iyo Dabeylaha Elnino la qaatay Hay’adaha samafalka si la isugu dubarido howlaha gargaarka iyo samatabixinta dadka ay saameeyaan fatahaadaha iyo dabeylaha.

Wasaarada Maaliyada ayaa golaha horkeentay Miisaaniyad Sanadeedka Dowladda ee 2024-ka kadib dood dheer oo goluhu ay ka yeesheen waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyadda 2024.

Golaha Xukuumadda ayaa lagu hor dhaariyay Wasiiru-dowlaha cusub ee Madaxtooyad Hirshabeelle Mudane Abuukar Axmed Cali (Dhaga-gaab)

Ugu dambeen Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada ayaa bogaadiyay dadaalka ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku bixineyso dhismaha Goleyaasha deegaanka gaar ahaan golaha deegaanka Jowhar oo xubnihiisa uu gabo-gabo maraya.

-DHAMAAD-

Source_link

READ ALSO

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

Related Posts

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
Latest News

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

June 16, 2026
Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
Latest News

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

June 15, 2026
Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
Latest News

Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings

June 15, 2026
Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish

June 15, 2026
UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga
Latest News

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

June 15, 2026
Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026
Latest News

Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026

June 15, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
  • Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
  • Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.