• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, November 15, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Turkiga oo Kulan gaar ah ku yeeshay Istanbuul – Puntland Submit

admin by admin
October 28, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, xoojinta iskaashiga, wadajirka iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya labada shacab.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Ordogan miro-dhalka wajiga koowaad ee halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada, iyadoo Ciidamada Qalabka Sida iyo Shacabka Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay gacanta argagixisada ka saareen in ka badan 80 deegaan iyo degmo oo argagixisadu ay ku dhibaateynayeen dadkeenna Soomaaliyeed sannado badan.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa adkeeyey muhiimadda xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ku saleysan walaaltinimada labada shacab, danaha iyo aragtiyaha ay wadaagaan labada dowladood iyo taariikhda faca weyn ee ka dhexaysa labada dal, waxa uuna uga mahadceliyey doorka muuqda ee ay ka qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Dhankiisa, Madaxweyne Rajab Dayib Ordogaan ayaa bogaadiyey dadaallada dowladda iyo shacabka Soomaaliya ay ugu jiraan xoreynta iyo dib u dhiska dalkooda,  isagoo xaqiijiyey in dowladda iyo shacabka dalka Turkiga ay ka go’an tahay in ay arrinkaas ku gacan siiyaan walaalahooda Soomaaliya.

Labada Madaxweyne ayaa isku afgartay in la dardargeliyo kaalinta ay dowladda Turkigu ka qaadanayso amniga, dowlad dhisidda iyo maalgashiga Soomaaliya, iyadoo la isla qaatay in la bilaabo dhammeystirka iyo fulinta mashaariicda horumarineed ee hore ay u kala saxiixdeen labada dal.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*

Somalia reels after huge e-visa hack; airspace ‘struggle’ with Somaliland compounds turmoil





Source_link

Tags: gaarIstanbuuliyokulanMadaxweynahaPostPuntlandSoomaaliyaTurkigayeeshay

Related Posts

Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*
Latest News

Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*

November 15, 2025
Somalia reels after huge e-visa hack; airspace ‘struggle’ with Somaliland compounds turmoil
Latest News

Somalia reels after huge e-visa hack; airspace ‘struggle’ with Somaliland compounds turmoil

November 15, 2025
Police chase, officer-involved taking pictures leaves 1 useless in Adams County
Latest News

Police chase, officer-involved taking pictures leaves 1 useless in Adams County

November 15, 2025
Pursuit results in taking pictures involving police in Adams County
Latest News

Pursuit results in taking pictures involving police in Adams County

November 15, 2025
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada iyo Senetarrada Somaliland – Puntland Publish
Latest News

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo isku maandhaafsan kaalinta Xildhibaannada iyo Senetarrada Somaliland – Puntland Publish

November 14, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Receives Outstanding Scholar Sheikh Abdirashid Ali Sufi for Nationwide Consultations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Receives Outstanding Scholar Sheikh Abdirashid Ali Sufi for Nationwide Consultations – Somali Nationwide Information Company

November 14, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*
  • Somalia reels after huge e-visa hack; airspace ‘struggle’ with Somaliland compounds turmoil
  • Police chase, officer-involved taking pictures leaves 1 useless in Adams County
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.