• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Beesha Dhulbahante Ma Taageerin Go’aankii Kala Goynta Soomaaliya – Puntland Publish

admin by admin
November 1, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waraysigii 1991 lala kala yeeshay Cismaan Garaad Maxamuud iyo Cali Khaliif Galaydh.

Muqdisho (Warfare) — Had iyo jeer dadka  aamminsan in go’aankii kala-goynta Soomaaliya uu ururkii Somali Nationwide Motion 1991kii Burco kaga dhawaaqay waxay cuskadaan saxiixyo ay ku tilmaamaan inay yihiin kuwii ka qeybgalayaashii shirkaas. Labada siyaasi ka socday Laascaanood oo shirkaas ka qeybgalay waxay kala ahaayeen Cismaan Garaad Maxamuud iyo Dr Cali Khaliif Galaydh (labaduba waxay geeriyoodeen 2020kii).

Wariye ka socda BBC World Service ayaa waraystay labada siyaasi. “Waxaa jiray dhowr qoddob ilaa hadda qoran oo ay SNM soo jeedisay, oo hore ay u soo diyaarsadeen oo waxaa ansixiyay guddi-hoosaadyo oo shirka ayaa la keenay. Qof kasta wuu oggolaaday. Waxaan aamminsanahay in waxa hadda dhacay Jamhruuryadda Somaliland aysan ahayn ra’yiga dhabta ee hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee Somalilnad. Maamulka dadka ayaa go’aanka gaaray. Waa nalagu qasbay” ayuu yiri Cismaan Garaad Maxamuud. Cali Kahliif wuxuu yiri:  “Hawl adag ayaa noo taalla. Dadkeenna ka qeybgalay shirka, labadeenna kaalimood manner is waydaarsan yihiin. Hoggaanka Dhulbahate [oo shirka ka qeybgalay] ayaa qaatay go’aanka. Waa inay  beesha Dhulbahantaha ka dhaadhiciyaan oo go’aanka [goosashada].  Dhinaca Isaaqa, waa fikarad dadku qabaan oo dhaqaajisay siyaasiyiinta SNM. Sidaas darteed labaadeenna kaalimood manner is weydaarsanaayeen”.

Galaydh: “Hawl adag ayaa noo taalla. Dadkeenna ka qeybgalay shirka, labadeenna kaalimood manner is waydaarsan yihiin.”

Ku kala aragti-duwanaanshaha kala goynta Soomaaliya ma billaababin 2012. Waxay billaabatay 18 Maajo 1991 markii Burco lagaga dhawaaqay go’aanka in Soomaaliya aysan qaran ahayn maadaama sheegashada goosashadu diiddan tahay qarannimada Soomaaliya. Dadka goosashada doonaya  caqabadda hortaagan ma aha oo keliya reer waqooyiga kaga aragti-duwan kala goynta Soomaaliya, Soomaalida koonfurta ku nool ma doonayaan in Soomaaliya noqoto dal beel kasta meesha ay ku nooshahay ay goosato oo aqoonsi ku raadsato.

Cismaan Garaad Maxamuud: “Waxaan aamminsanahay in waxa hadda dhacay Jamhruuryadda Somaliland aysan ahayn ra’yiga dhabta ee hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee Somalilnad.”

Waraysiyada lala kala yeeshay labada siyaasi oo  mootan waxay muujinayaan in ajendaha kala goynta Soomaaliya uu ahaa mid u qarsoonaa ururkii SNM oo dastuurkiisu ku salaysnaa dhowrista midnimada Soomaaliya. 

Mowqifka goosashada wuxuu meesha ka saaray soo bixista aragti siyaasadeed oo reer Waqooyigu ku mideysnaan kari lahaayeen. Marka wadahadallo ku saabsan Midnimada ay  dhacayaan waxay dhexmari doonaan Soomaaliya, sida uu sheegay Ergeyga Somaliland ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed.  Ergada maamulka Hargeysa ka socota waxay u hadli doonaan beelaha ka horjeeda midnimada dhuleed iyo siyaasadeed ee Soomaaliya.

© Puntland Publish, 2023

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Source_link

Tags: BeeshaDhulbahanteGoaankiiGoyntakalaPostPuntlandSoomaaliyaTaageerin

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.