• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 14, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Weriye iyo 10 kamid ah qoyskiisa oo lagu dilay marinka Gaza – Puntland Publish

admin by admin
November 4, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza, iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa’iil ay buuxda u hareereeyeen magaaladaasi.

Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israa’iil ayaa lagu dilay weriye u shaqeynayay telefiishanka maamulka Falastiin iyo sidoo kale 10 xubnood oo qoyskiisa ah, sida ay sheegtay shabakadu.

“Saaxiibkeen Mohammed Abu Hatab wuxuu ku dhintay duqeynta Israa’iil isaga iyo xubno ka tirsan qoyskiisa oo ku sugnaa gurigiisa oo ku yaal Khan Younis,” wakaaladda wararka Falastiin ee Wafa ayaa sidaas ka soo xigatay Telefishinka.

Ururka saxafiyiinta Falastiin ayaa sheegay in 27 ka mid ah xubnahooda lagu dilay Gaza tan iyo 7-dii October ee ay bilowdeen dagaalada Israa’iil iyo Xamaas.

Goor sii horraysay, afar falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday Jenin oo ku taal Daanta Galbeed ,waxaana tirade dhimashada falastiin ay sii mareysaa 9,061 oo ruux.

Dhinaca kale ,hoggaamiyaha Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa lagu wadaa inuu manta khudbadiisii ugu horreysay ka jeediyo meel fagaare ah tan iyo markii uu dagaalka billowday.

Sidoo kale,xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa ku sii jeeda Israa’iil, waana safarkiisii saddexaad ee toddobaadyadii la soo dhaafay,isagoo isku dayaya in ama diiradda saari doonaa tallaabooyinka lagu yareynayo waxyeelada dadka rayidka ah ee Marinka Gaza.

PUNTLAND POST

READ ALSO

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026

A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention

Source_link

Tags: dilayGazaiyokamidlaguMarinkaPostPuntlandqoyskiisaWeriye

Related Posts

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026
Latest News

EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026

December 14, 2025
A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention
Latest News

A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention

December 14, 2025
Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse
Latest News

Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse

December 14, 2025
US lottery jackpots used to by no means attain  billion
Latest News

US lottery jackpots used to by no means attain $1 billion

December 14, 2025
Jamaal oo bathroom magacaabay wasiirka ganacsiga Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Jamaal oo bathroom magacaabay wasiirka ganacsiga Soomaaliya – Puntland Submit

December 14, 2025
Somali Protection Minister Discusses Enhanced Navy Cooperation with New Italian Attaché – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Protection Minister Discusses Enhanced Navy Cooperation with New Italian Attaché – Somali Nationwide Information Company

December 13, 2025

POPULAR NEWS

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • EU anticipated to renew funding Somalia AU mission in early 2026
  • A gathering that would form Somalia’s future: Contained in the Kismayo convention
  • Household mourns employee killed in Miami Township trench collapse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.