• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, August 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay safiirka Norway ee Soomaaliya

admin by admin
November 5, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee labada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhexmara iyo qodobo kale.

Ambasador Carsten Carlesen ayaa wasiirka wasaaradda uga mahadceliyey qaabilaadda iyo sida heerka sare ah ee u soo dhaweeyey isaga oo sheegay in safaarad ahaan ay diyaar u yihiin inay wasaaradda kala shaqeeyaan horumarinta kaabeyaasha muhiimka u ah wax soo saarka dalka gaar ahaan Kalluumeysiga iyo ka faa’ideysiga kheyraadka badda.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ayaa u sheegay danjiraha dowladda Norway inay wasaaraddu ay xoogga saareyso sidii horumar muuqda looga sameyn lahaa horumarinta Kalluumeysiga si bathroom gaaro isku filnaasho dhaqaale oo waara iyo in bulshooyinka xeebaha ay noqdaan kuwa ka faa’ideysta wax soo soorka iyo Kalluumeysiga.

READ ALSO

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

Earlier articleSomalia faces a worsening flood disaster amid warning of El Niño menace

Source_link

Tags: KalluumeysigakulmayNorwaysafiirkaSawirroSoomaaliyaWasiirkaXFS

Related Posts

Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026
Latest News

Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka

August 14, 2026
Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa
  • Burkina Faso, Mali iyo Niger oo mideynaya siyaasadaha macdanta, tamarta iyo shidaalka
  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.