• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Israail oo in ka badan 10,000 kun oo Falastiiniyiin ah ku dishay marinka Qasaa – Puntland Put up

admin by admin
November 7, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Mas’uuliyiinta caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa shaaciyay in ilaa iyo hadda in ka badan 10,000 kun oo rayid ah lagu dilay duqaymaha ba’an ee ku socda marinka Qasaa.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegaysa in marba marka ka danbaysa ay sii kordhayaan rayidka u badan dumarka iyo carruurta ee ku dhimanaya duqaymaha joogtada ah ee Israail ku hayso magaalada go’doonsan ee Qasaa.

Wakaaladda wararka Falastiin ee WAFA ayaa mas’uuliyiinta caafimaadka ka soo xigatay in duqeymaha Israail ay yihiiin ‘kuwa aan horay bathroom arag” halka shirkadda isgaarsiinta ee Paltel ay sheegtay in mar kale la jaray isgaarsiinta iyo adeegyada internetka.

Dhinaca kale, Baadariga Pope Francis ayaa baaq degdeg ah ka soo saaray duqaymaha ku socda marinka Qasaa si bathroom joojiyo xasuuqa isaga oo ku baaqay gargaar bini’aadantinimo iyo in la caawiyo dadka dhaawaca ah.

“Waxaan si joogto ah uga fikirayaa xaaladda khatarta ah ee Falastiin iyo Israa’iil oo dad badan ay ku naf waayeen, waxaan idinkugu baaqayaa inaad rasaasta ku joojisaan magaca Ilaahey,” ayuu u sheegay dad isugu soo baxay fagaaraha St. Peter’s Sq..

Francis, oo 86 jir ah, ayaa horay ugu baaqay in la furo waddooyinka bini’aadantinimo, wuxuuna sheegay in xal laba dowladood ah ay lagama maarmaan tahay, si bathroom soo afjaro dagaalka u dhaxeeya Israail iyo Falastiiniyinta.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses





Source_link

Tags: badandishayFalastiiniyiinIsraailkunMarinkaPostPuntlandQasaa

Related Posts

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

May 21, 2025
How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses
Latest News

How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses

May 20, 2025
Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County
Latest News

Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County

May 20, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Submit
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Submit

May 20, 2025
SNA, Native Forces Launch Recent Offensive In opposition to Al-Shabaab in Hiiraan – Somali Nationwide Information Company
Latest News

SNA, Native Forces Launch Recent Offensive In opposition to Al-Shabaab in Hiiraan – Somali Nationwide Information Company

May 20, 2025
Dowladaha  Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho
Latest News

Dowladaha  Carabta oo si adag u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Muqdisho

May 20, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
  • How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses
  • Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.