• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Antonio Guterres ” Gaza waxay noqotay Xabaasha Carruurta reer Falastiin” – Puntland Submit

admin by admin
November 8, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si deg deg ah ugu baaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo laga sameeyo Gaza, taasoo uu sheegay inay noqotay ‘xabaasha’ boqollaal carruur Falastiiniyiin ah maalin kasta.

“Waddada bathroom marayo xabbed-joojinta waa caddahay, Xabbad joojin bini’aadantinimo waa in hadda la sameeyo.” ayuu yiri Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Waxa uu sheegay in dhammaan dhinacyadu ay sidoo kale ixtiraamaan waajibaadkooda, sida uu qabo sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada, cid kasta oo ku lug leh dagaal hubaysanna aysan ahayn inay ka sarreyso sharciga.

Guterres wuxuu sheegay in ixtiraamka sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada ay la macno tahay ilaalinta rayidka – oo ay ku jirto inaan rayidka bathroom isticmaalin sidii gaashaanka – isbitaallada, xarumaha Qaramada Midoobay, hoyga iyo dugsiyada Gaza iyo kor u qaadista gargaarka iyo shidaalka dhulka go’doonsan.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Source_link

Tags: AntonioCarruurtaFalastiinGazaGuterresnoqotayPostPuntlandreerwaxayXabaasha

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.