• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, August 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Bara-kac ka bilowday Oog iyo Ceel-dhaab kadib dagaalkii Buq-dharkayn – Puntland Submit

admin by admin
November 9, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Degaannada Oog iyo Ceeldhaab ayaa sida wararku sheegayaan bara-kac ka bilowday gelinkii danbe ee maanta kadib dagaalka ka soo cusboonaaday galbeedka Sool.

Qaar kamid ah shacabkii ku dhaqnaa Oog iyo Ceel-dhaab ayaa u bara-kacay tuulooyin miyi ah oo ka baxsan laamiga dheer islamarkaana masaafo durugsan ka xiga dhinaca waqooyi.

Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in magaalada Caynaba laga dareemay bara-kac oo ay jiraan shacab uga baxay dhanka waqooyi si ay uga fogaadaan saamaynta dagaalka.

Xaaladdan ayaa ka danbaysay kadib markii maanta ciidamada SSC iyo kuwa Somaliland uu dagaal beeleed ku dhexmaray degaanka Buq-dharkayn oo ka tirsan galbeedka gobolka Sool.

Dagaalka labada dhinac oo saacado badan socday ayaa lagu soo warramayaa in dhinaca Somaliland lagaga qabsaday gaadiid dagaal iyo maxaabiis uu ku jiro sarkaal sare.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia: Puntland seizes third federal base

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

Source_link

Tags: BarakacbilowdayBuqdharkaynCeeldhaabdagaalkiiiyokadibOogPostPuntland

Related Posts

Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026
Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief
Latest News

Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief

August 8, 2026
Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution
Latest News

Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
  • Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.