• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

R/W Xamza oo booqday ciidamada Xasilinta ee ku sugan xerada Hiil-weyne

admin by admin
November 18, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ummadda Soomaaliyeed ay abaal uga hayaan ciidanka xasillinta ee sida ay u xaqiijiyeen amniga caasimadda muddo gaaban.

Waxa uu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in maanta ay Muqdisho dhanka amniga lamid tahay caasimadaha dhiggeeda ah ee caalamka, isla markaana ay ciidanku meesha ka saareen wax walba oo dhibaato ku ahaa amniga iyo kala danbeynta caasimadda,

“Waxaan idin kugu imid si aan u qiro kartidiina iyo dhiiggiina aad u hurteen dalkiinna, gaar ahaan caasimadda Qaranka, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida aad u badesheen wajigii ay lahayd magaalada Muqdisho. Maalintii aad timaadeen ayaa ugu danbeysay magaaladaan wajigii foosha xumaa, taas oo ku timid dhiiggiina aad hurteen iyo geesinimadiina”.Ayuu yiri R/Wasaare Xamsa oo la hadlayey ciidanka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa intii uu ku sugnaa Xerada Hiil-weyne, wuxuu kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda la qaatay hey’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

Source_link

READ ALSO

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

Related Posts

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
Latest News

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

February 12, 2026
Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
Latest News

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

February 12, 2026
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.