• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, August 7, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Saaxiibada Beesha Caalamka oo si adag uga hadlay Xiisadda dagaal ee ka taagan Garoowe – Puntland Put up

admin by admin
November 21, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe.

Battle-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Saaxiibada Beesha Caalamka ayay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin halista xiisadda dagaalka ee ka aloosan Garoowe oo ay ku jirto abaabulka ciidamada ee ka socda magaalada taas oo cabsi ku abuurtay shacabka.

“Saaxiibada beesha caalamka waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku muransan arrimaha doorashada Puntland in ay nabad iyo wada-hadal ku xalliyaan Khilaafkooda islamarkaana aysan wax marmarsiinyo ah u haysan rabshad ama hanjabaad iyo xoog

“Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo bathroom haysto rabshad ama hanjabaad xoog. Cabashada waa in lagu dhammeeyaa si nabad ah oo bathroom marayo wada hadal. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay khilaafkooda ku xalliyaan qaab nabadeed”.

“Waxaan si dhow ula soconaa xaaladda, waxaana ku baaqaynaa in si degdeg ah bathroom dejiyo xiisadda iyo wadahadallo degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda siyaasadda iyo kuwa kale ee deegaanka” ayuu sii raaciyay war-saxaafadeedka ka soo baxay Beesha Caalamka.

Battle-saxaafadeedka waxa si wadajir ah u soo saaray urur Goboleedka IGAD, Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, Midowga Yurub, Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Qaramada Midoobay, Maraykanka, Ruushka, UK, Jarmalka iyo dalal kale.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

Source_link

Tags: adagBeeshaCaalamkaDagaalGaroowehadlayPostPuntlandSaaxiibadataaganugaxiisadda

Related Posts

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
Latest News

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

August 7, 2026
ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
Latest News

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

August 7, 2026
Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
Latest News

Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential

August 7, 2026
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit

August 7, 2026
Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments
Latest News

Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments

August 7, 2026
Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill
Latest News

Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill

August 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
  • ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
  • Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.