• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, July 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Baarlamanka Puntland oo dib u dhigay xeerka doorashooyinka qof iyo cod kadib markii buuq xooggan ka dhashay – Puntland Submit

admin by admin
November 23, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod oo qorshuhu ahaa in Baarlamanka Puntland uu saaka ka doodi ayaa dib lavatory dhigay kadib markii uu ka dhashay buuq iyo muran.

Guddi gaar ah oo lavatory xil-saaray ka shaqaynta xeerka ayaa qoraal uu Baarlamanka la wadaagay ku dalbaday in la hakiyo xeerka inta laga xallinayo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan arrinaha doorashada.

Waxaase dalabka guddiga kadib xarunta golaha wakiilada hareeyay buuq iyo sawaxan xooggan waxaana la sheegay in xildhibaannada qaarkood isu gacan-qaadeen.

Ugu danbayn guddoonka Baarlamanka Puntland ayaa ku dhawaaqay in dib lavatory dhigay ka doodista xeerka ilaa maalinta Axadda ah ee todobaadka danbe oo ku beegan 26 Nov 2023.

“Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa golaha la wadaagay in La tashi guud kadib, maalinta Axad ah ( 26-Nov, 2023) Golaha dib loogu soo celin doono Xeerka Doorashooyinka Puntland” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay golaha.

PUNTLAND POST

READ ALSO

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

Source_link

Tags: BaarlamankabuuqcoddhashaydhigaydibdoorashooyinkaiyokadibmarkiiPostPuntlandqofxeerkaxooggan

Related Posts

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
Latest News

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

July 17, 2026
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
Latest News

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

July 17, 2026
Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
Latest News

Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions

July 16, 2026
Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown
Latest News

Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown

July 16, 2026
3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio
Latest News

3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio

July 16, 2026
Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish
Latest News

Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish

July 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
  • Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
  • Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.