• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, August 7, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Somalia oo ka qayb-gashay shirka taliyayaasha Army-ga ee dalalka Islaamka

admin by admin
December 15, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

RIYAD (SMN) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Army-ga ee isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo Soomaaliya Xubin ay ka tahay.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray qorshaha fog ee la dagaalanka Argagixisada  waxaana kasoo qeyb galay Dowladaha Xubnaha ka ah Isbahaysiga Islaamka ee la dagaalanka Argagaxisada iyo Dowladaha taageera.

Shirkaan ayaa u ahaa mid muhiim ah Soomaaliya, Maadaama dalkeena hadda ay ka socdaan dagaalka iska xoreynta khawaarijta  waxuuna ku soo dhamaaday guul iyo in  Soomaaliya laga taageero la dagaalanka Argagaxisada  iyo  ciribtirayo fikirka Xagjirka ah.

Dhanka kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Dalka Sacuudi kulan duceedyo kula qaatay Taliyaaha Ciidanka Xoogga ee dalalka Sacuudi, Kenya,  Jabuuti, iyo Xogyaha guud ee Isbahaysiga islaamka isagoona ugu warbixiyey Guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Isbaheysiga dalalka islaamka ee la dagaalanka Argagixisada ayaa la aas aasay sanadkii 2015 waxaana ku mideysan 45 dowladood.

READ ALSO

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

Earlier articleCiidamada dowladda Soomaaliya oo gudaha u galay degmada Ruun-nirgood

Source_link

Tags: dalalkaIslaamkaMilitarygaqaybgashayshirkaSomaliataliyayaasha

Related Posts

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
Latest News

Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk

August 7, 2026
ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
Latest News

ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders

August 7, 2026
Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
Latest News

Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential

August 7, 2026
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Boosaaso – Puntland Submit

August 7, 2026
Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments
Latest News

Somali Cupboard Approves Third-Technology E-Passport Plan, Critiques Safety and Financial Developments

August 7, 2026
Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill
Latest News

Police establish human skeletal stays present in West Worth Hill

August 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Houthi assault wounds 11 civilians in southern Saudi Arabia as Riyadh warns of wider regional risk
  • ACLU assured it might defeat Trump’s newest birthright citizenship orders
  • Thailand faculty capturing: At the very least 7 lifeless at highschool and residential
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.