• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

PUNSAA iyo guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland oo shirkii u horreeyay maanta yeeshay – Puntland Publish

admin by admin
December 19, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dallada bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada 2024 ayaa maanta shirkii u horreeyay yeeshay.

Qoraal ka soo baxay PUNSAA ayaa lagu yiri “waxaan maanta la kullanay guddiga khilaafaadka iyo xulista Baarlamaanka Puntland anaga oo ka kooban Culimada iyo hogaanka Bulshada Rayidka ee PUNSAA, PDRC iyo Rugta ganacsiga Puntland”.

“Guddiga waxaan u dardaarannay inay si cadaalad iyo hufnaan ah ugu xaqsooraan muwaadiniinta u sharaxan wakiilada beelaha ka imaanaya una soo xulaan bulshada reer Puntland xildhibaano ku tilmaaman sifooyinka wanaagsan ee hogaaminta” ayuu sii raaciyay qoraalka

PUNSAA ayaa sheegtay guddiga xallinta Khilaafaadka uu aad u soo dhoweeyey naseexada culimada iyo talooyinka ay bulshada rayidka ah usoo jeedisay islamarkaana ballanqaadeen in ay si daacad ah oo aan eex lahayn ku shaqaynayaan rajada bulshadana ay xaqiijinayaan.

“Kulanka ayaa kusoo dhamaaday wada shaqayn iyo iskaashi sii jira inay labada dhinac yeeshaan inta howlaha doorashooyinka ay socdaan” ayaa lagu yiri warka PUNSAA.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta





Source_link

Tags: doorashadaguddigahorreeyayiyokhilaafaadkamaantaPostPUNSAAPuntlandShirkiiXallintayeeshay

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.