• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 5, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Saadaasha hordhaca ah ee doorashada Puntland marka lagu qiimeeyo xildhibaanada soo baxay – Puntland Put up

admin by admin
December 27, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


In ka badan 90% ayaa la soo xulay xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Puntland, sida ay sheegayaan mucluumaadka hordhaca ah.

Kooxaha ololaha u qaabilsan Madaxweyne Siciid Deni iyo Musharrixiinta Mucaaridka ah ayaa si weyn ugu loollamay hawsha xulista xildhibaannada cusub oo hadda dhammaad ku dhaw.

Xildhibaannada cusub ee la soo xulay oo intooda badan la yaqaan dhinacyada ay kala raacsan yihiin ayaa durba saadaal laga bixin karaa, sida ay u kala horreeyan Musharrixiinta loollamaya.

Ilaa afar musharrax ayaa sida saadaashu muujinayso ilaa iyo hadda ugu horreeya marka lagu qiimeeyo xildhibaannada soo baxay ee kala raacsan ololaha dhinacyada u tartamaya xilka Madaxweynaha.

1. Madaxweyne SICIID DENI: Xogaha ayaa tilmaamaya in uu yahay musharraxa ugu horrayn kara dhanka saadaasha wareega kowaad ee doorashada, inkastoo weli muran xooggan ka taagan yahay xubnaha uu ka qortay dhinaca SSC.

2. Amb. Axmed Ciise Cawad: Saadaasha ku qiimaysan xildhibaannada soo baxay ayaa muujinaysa in uu yahay shakhsiga labaad ee ugu sarreeya Musharrixiinta ee ku xigsan kara Siciid Deni, islamarkaana guud ahaan Gobollada xubno ka helay.

3. Wasiir hore Abshid Cumar Huruuse: Marka lagu qiimeeyo xildhibaannada taabacsan ololihiisa ee ku soo baxay Baarlamanka Puntland waxa uu geli karaa kaalinta saddexaad, haddii aan wax iska beddelin saadaasha hordhaca ah.

4. Wasiir hore Xasan Shire Abgaal: Marka laga qiyaas qaato xildhibaannada soo baxay ee taabacsan dhankiisa waxa la saadaalin karaa in uu noqdo musharrax Afraad ee wareegga kowaad, waxaana la rumaysan yahay in uu saamayn ku yeeshay go’aankii SSC.

Saadaashan waa mid hordhac ah oo mar kasta wax iska beddeli karaan, waxayna soo baxday, iyadoo aan weli heshiis lagu ahayn xildhibaannada laga soo doorto SSC, taas oo hadba sida laga yeelo saamayn doonto Tartanka doorashada 2024.

W/Q: Cabdiraxmaan Ciise





Source_link

READ ALSO

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

Tags: baxaydoorashadahordhacalagumarkaPostPuntlandqiimeeyoSaadaashasooxildhibaanada

Related Posts

Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.