• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, September 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmaya Jabtuuti + Ujeedka

admin by admin
December 28, 2023
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Cabdi ayaa filayaa inay maanta kulan foolka idiot ah ku yeeshaan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.

 

Labada madaxweyne ayaa saacadaha soo socda ka kala bixi doona magaalooyinka Muqsisho iyo Hargeysa, iyaga oo ka dagi doono caasimadda dalka Jabuuti.

Lama oga waxyaabaha rasmiga oo uu ku saabsan yahay kulankooda iyo qodobada ay ka wada-hadali doonaan ee ku aadan arrimaha dowladda federaalka iyo Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya in xiririnta kulankan iyo qaban-qaabadiiisa uu leeyahay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi isugu geynaya dalkiisa, si ay u yeesheen wada-hadallo gaar ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland.

Sidoo kale xogo hoose oo la helayo ayaa ku warramaya in labada madaxweyne ay kulankooda diiradda ku saari doonaan arrimo ay kamid yihiin sidii dib loogu bilaabi lahaa wada-hadalladooda oo hakad ku jiray 5 tii sano ee lasoo dhaafay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u doorashadiisii 15 Could, kadib tallaabadii u horreysay u qaaday wada-hadallada DFS iyo Somaliland, isaga oo u magacaabay ergey gaar ah oo ah Cabdikariin Xuseen Guuleed oo isaguna maalmihii u dambeeyay waday kulamo wadatashi ah oo ku aadan wada-hadallada labada dhinac.

Madaxweynaha Somaliland waxaa socdaalkiisa Jabuuti ku wehlin doono saddex wasiir oo kala ah wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka maaliyadda iyo wasiirka biyaha.

Dhankiisa waxaa madaxweynaha Soomaaliya la socda wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah ergeyga qaabilsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

Si kastaba, ma aha kulankii ugu horreeyay oo dhex-mara madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana sidaan oo kale ay sanadkii hore ugu kulmeen isla dalka Jabuuti, kadibna waxa ay ka wada qayb galeen meherka Xildhibaan Saadaq Joon iyo gabadha madaxweynaha Jabuuti, halkaas oo ay isugu tageen inta badan madaxda Soomaaliyeed.



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: iyoJabtuutikulmayaMadaxweynayaashaSomalilandSoomaaliyaujeedka

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.