• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Khilaaf horleh oo ka dhashay liiska xildhibaanada la shaaciyay ee Puntland

admin by admin
January 1, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

GAROOWE (SMN) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka taagan yahay khilaaf ka dhashay liiska xildhibaanada cusub ee saaka la shaaciyay.

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka, Mudane Isxaaq Axmed Xasan oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka horyimid liiska la shaaciyay.

Isxaaq ayaa sheegay in xildhibaannadaas aysan soo marin habraacii loogu talagalay doorashada, ayna liiskooda soo gudbisay madaxtooyada Puntland.

“Madaxtooyadu liis-bey soo diyaarsatay waxaa nala tusay liis aan la garaneyn liiskaas 70% ma ahayn xittaa dad soo maray habraacii saxda ahaa ee guddiga” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Xildhibaanada la shaaciyay oo 66 ah ayaa waxaa ku jiray 17 mudane oo kasoo jeeda deegaanada SSC-Khaatuma, taas oo uga sii dartay xiisadda ka taagan Puntland.

Mucaaradka Puntland ayaa sidoo kale kasoo horjeedo liiska lagu dhowaaqay, ayaga oo ddeymo culus u jeediyay madaxweynaha hadda talada haya ee Saciid Deni.

READ ALSO

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

Earlier articleXubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Source_link

Tags: dhashayhorlehKhilaafliiskaPuntlandshaaciyayxildhibaanada

Related Posts

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
Latest News

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

February 12, 2026
Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
Latest News

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

February 12, 2026
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.