• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, June 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Axdiga Qm ee La-dagaallanka Dambiyada Abaabulan

admin by admin
January 4, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Golaha Wasiirrada XJFS ayaa maanta ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay ee La-Dagaallanka Danbiyada Abaabulan iyo Habraacyada ku lifaaqan.

Axdigan waxaa la saxeexay sanadkii 2000 wuxuna dhaqangalay 2003., waxaana xubno saxeexayaal ka ah 193 dal. Dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay waxaa kali ah ee aan wali saxeexin 6 dal oo ay 3 jasiirado yihiin Saddexda kalana Soomaaliya, Koongo-Baraasafiil, iyo Iiraan.

Marka Golaha Shacabku ansixiyo, Madaxweynuhuna saxeexo Soomaaliya waxa ay ka mid noqon doontaa aqlabiyadda aduunka ee ku heshiisay la-Dagaallanka danbiyada abaabulan.

Axdigani oo bathroom yaqaanno UNTOC wuxuu ka koobanyahay 41 qodob, Waxaana weheliya saddex habraac (protocol). Hadafka axdigani waa la dagaallanka danbiyada abaabulan ee ka gudba soohdimaha, sida musuqmaasuqa, ka qeyb-qaadashada ururro danbiilayaal ah, carqaladaynta caddaaladda, lacag dhiqidda iyo danbiyo kale.

Waxaa kale oo uu abuurayaa qaab ay dalalka aduunku iskula wadagaan xogta danbiyadaas la xiriirta, ugana wadashaqeeyaan la dagaallankooda. Sida in la isku gudbiyo danbiilayaasha iyo eedaysanayaasha, in baaritaan wadajir ah la sameeyo iyo in la soo celin karo hanti si sharci darro ah dalka looga dhacay oo dalal kale lala tegay.

Maadaama aan nahay dal ka soo kabanaya colaado iyo caddaalad darro, dhisayana dowlad casri ah, caddaalad leh oo sharcigu sarreeyo waxa lamahuraan ah in aan horumarinno xeerarkeenna ka hortagaya, lana dagaallamaya danbiyada abaabulan. Si gaar ah dalkeennu wuxu la tacaalayaa danbiyo abaabulan oo ay ugu horreeyaan falalka argagixiso, lacag dhiqista iyo tahriibinta dadka iyo agabka.

Axdigan in aan ku biirno waxa ay caddayn u tahay heerka uu gaarsiisan yahay iyo inta ay naga go’antahay in sharcigu sarreeyo iyo sida Soomaaliya diyaar ugu tahay in ay dunida kala shaqayso la-dagaallanka danbiyada abaabulan, una kaashato khibradaha dalalka kale iyo haayadaha caalamiga ah ee aan xubinta ka nahay ka hortagga iyo la-dagaallanka danbiyada abaabulan ee dalkeenna lagula soo dhuuman karo.

Axdigani waxuuu noo suuragalinayaa in aan kobcino kartida haayadeheenna caddaaladeed, waxa kale oo uu keensanayaa in aan horumarinno xeerarkeenna khuseeya danbiyada ku xusan axdiga. Waxa ay Soomaaliya caddaynaysaa marka ay dhaqangeliso axdigan in ayna gabbaad u noqon doonin danbiilayaal, sidaas si lamid ahna waxa ay Soomaaliya awooddi doontaa in ay gacanta caddaaladda la gaaryo goob kasta oo loola baxsado hanti qarankan laga dhacay.

Ansixinta Axdigani waxa uu ku soo beegmay xilli ay Soomaaliya laga qaaday cunaqabteyntii hubka, taas oo xaqiijinteeda bathroom maray waddo dheer oo dejinta xeerar badani ka mid ahaayeen, astaanna u ahayd in adduunku dowladdeena uga marag kacay kartida ay u leedahay maamulka iyo xakamaynta hubka iyo hirgelinta sarraynta sharciga.

Ansixinta Axdigan iyo xeerarka kale ee aan unki doonno ayaan ku adkeynaynaa kalsoonidaas qarankeennu ka kasbaday adduunka, si aan u dhisno Soomaaliya ka caagan danbiyada abaabulan ee soohdimaha ka gudba una furan ganacsiga caalamka iyo horumarka.

Source_link

READ ALSO

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

Tags: AbaabulanansixiyayAxdigaDambiyadaGolahaLadagaallankaWasiirada

Related Posts

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026
Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
Latest News

Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle

June 7, 2026
Latest News

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

June 7, 2026
Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens
Latest News

Somalia govt, opposition forces conflict once more close to Mogadishu as political disaster deepens

June 7, 2026
Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75
Latest News

Suspect in custody following county extensive pursuit that led to crash on I-75

June 7, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
  • Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
  • Protection Ministry’s Everlasting Secretary Chairs Key Assembly on Baby Safety and Stopping Youth Exploitation in Battle
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.