• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, January 13, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Wararkii u danbeeyay ee Doorashada Madaxtooyada Puntland oo Saaka dhacaysa – Puntland Submit

admin by admin
January 8, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Saaka oo Isniin ah ka dhacaysa magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Tartanka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka waxa isu diiwaan-geliyay min 11 Musharrax taasi oo tirada guud ka dhigaysa 22 Musharrax balse warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in qaarkood ay tanaasuli doonaan ka hor inta aysan Doorashada bilaaban.

Musharrixiin kooban oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka oo xalay lacago badan qaybiyay ayaa bathroom badinaya in ay Safka hore ka galaan Doorashada inkastoo aysan mar kasta Lacagtu go’aamin Natiijada Doorashada.

Ololaha kala jiidasha Xildhibaannada ayaa si weyn saacadihii u danbeeyay uga socday magaalada Garoowe iyadoo Musharrax kasta xoogga saarayo in uu helo codad uu ku soo baxo.

Dhinaca kale Amniga Caasimadda Garoowe ayaa si weyn bathroom adkeeyay waxaana la xaddiday isu socodka gaadiidka dadweynaha nawaaxiga Xarunta Baarlamanka ee ay ka qabsoomayso doorashada.

Guud ahaan gaadiidka Xamuulka ah iyo kuwa rakaabka ee Laamiga dheer ayaa sidoo kale laga joojiyay in ay Garoowe dhex maraan Maanta inta lagu jiro Doorashada.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation

Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview

Source_link

Tags: danbeeyaydhacaysadoorashadamadaxtooyadaPostPuntlandsaakaWararkii

Related Posts

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation
Latest News

Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation

January 13, 2026
Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview
Latest News

Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview

January 12, 2026
Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati
Latest News

Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati

January 12, 2026
Deni oo ka hadlay midnimada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Deni oo ka hadlay midnimada Puntland – Puntland Put up

January 12, 2026
Somali Nationwide Military Uncovers Al-Shabaab Terrorist’s Hidden Weapons Caches in Decrease Shabelle – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Uncovers Al-Shabaab Terrorist’s Hidden Weapons Caches in Decrease Shabelle – Somali Nationwide Information Company

January 12, 2026
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.
Latest News

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israa’iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.

January 12, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia scraps UAE port, defence offers over sovereignty violation
  • Feminine veterans group could have discovered new dwelling after Homefront interview
  • Delicate earlier than winter brings an enormous comeback to Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.