• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ukraine oo sheegtay inay qabatay nin Soomaali ah oo u dagaalamayay Ruushka

admin by admin
January 14, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


KYV (SMN) – Muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Adiila, ayaa u gacan galay Ciidanka militariga Ukraine, xilli uu ka dagaalamayay Magaalada Maryinka ee Gobolka Donetsk.

 

Sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka Dowladda Ukraine, Maxamed ayaa ka mid noqday Koox calooshood u shaqeystaal oo ka dhinac ka dagaalmayay Ciidanka Ruushka.

Maxamed Adiila oo heysata baasboorka Soomaaliya, ayaa bishii December ee sanadkii hore la geeyay furimaha dagaalka, waxaana la qabtay horraantii bishan, isaga oo ku sugan Magaalada Maryinka.

Wuxuu Maxamed ka tirsanaa guutada 3aad ee ciidanka Ruushka, iyadoo ay soo baxayaan warar la xiriira in muwaadin Soomaaliyeed uusan khibrad ah ka heysan habka dagaalka, balse ay lacag ku xambaartay in uu u dagaalamo Ruushka, sida uu ay baahisay warbaahinta Ukraine.

Ruushka ayaa lagu eedeeyay in uu isku howlay raadinta calooshood u shaqeystayaal ka soo jeeda Afrika si ay uga qayb qaataan duulaanka uu ku qaaday dalka Ukraine, sida laga soo Xarunta iska caabinta Qaranka.

Calooshood u shaqeystayaal ka soo jeeda Afrika ayaa inta badan la geeyaa dalka Burkina Faso, halkaasi oo ay ku qaataan tabbabar ciidan ka hor inta aan bathroom daabulin dalka Ukraine.

Ilaa hadda lama ogga sida Maxamed Adiila ay ugu suuro-gashay in uu ka mid noqdo Calooshood u shaqeystayaal ka soo jeeda Afrika, islamarkaana ka dhinac dagaalama Ciidanka Ruushka ee ku sugan Dalka Ukraine.



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: dagaalamayayinayninqabatayRuushkasheegtaySoomaaliUkraine

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.