• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, June 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Shirkadda Hormuud oo Hay’adda NISA ku eedaysay in ay soo weerartay iyo NISA oo ka jawaabtay Eedayntaasi – Puntland Put up

admin by admin
January 15, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku eedeysay ciidamada Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya ee NISA in ay Axaddii shalay soo weerareen Xarunta Shirkadda Hormuud Telecom ee xaafadda Tareebiyaano ee Muqdisho.

Warfare-saxaafadeed kasoo baxay Hormuud ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA ay dalbadeen in bathroom daabaco dhaqdhaqaaqa EVC Plus, balse maamulka Shirkadda ee Xarunta Tareebiyano ay diideen ayaga oo cuskanaya shuruucda dalka.

“Maamulka Shirkadda ee Xarunta Treebiyano oo cuskanaya shuruucda Dalka waxa ay saraakiishii u sheegeen in aysan la wadaagi karin xogta macaamiisha, sida uu qabo qodobka 8aad, faqraddiisa 2aad ee Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (Sharci Lr. 003) iyo sidoo kale qodobka 65aad, faqraddiisa 2aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka (Sharci Lr. 005)”.

“Nasiib-darro, ciidankii soo galay xaruntaas waxay geysteen khalkhalgelin iyo ku takrifal awoodeed, waxayna xabsiga dhigeen seddax (3) ka mid ah maamulkii Shirkadda, iyaga oo aanan wadanin fasax maxkamadeed” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Dhinaca kale, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo eedayntaasi ka jawaabtay ayaa tiri “Hay’addu waxay baaris ay sameysay ku ogaatay in qaar ka tirsan shaqaalaha Hormuud ay wada shaqayn iyo xiriir la leeyihiin argagaxisada. Sidaas awgeed, Hay’addu waxa ay shirkadda ka dalbatay in ay fatashaad ku samayso dhaqdhaaqa Koontooyin Bangi iyo Adeegga EVC Plus, sida ku cad qodobka 8aad Faqradiisa 3aad ee sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka”.

“Haddaba, halkii shirkadda laga sugayay in ay Hay’adda ku gacansiiso gudashada waajibkeeda Qaran, waxa ay diiday wadashaqayntii iyo ka jawaabista codsiyadii bathroom diray, waxayna fakisay eedeysanayaashii ka tirsanaa howlwadeennadeeda” ayuu sii raaciyay Warfare-saxaafadeed ay soo saartay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya.

Hay’adda NISA ayaa ugu dambeyn sheegtay in ay soo xirtay qaar ka mid ah howlwadeennada shirkadda oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda waxaase wararku sheegayaan in sidoo kale maanta Albaabada bathroom laabay Xafiisyo Shirkadda Hormuud ku leedahay Magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST

Source_link

READ ALSO

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

Tags: EedayntaasieedaysayHayaddaHormuudiyojawaabtayNISAPostPuntlandShirkaddasooweerartay

Related Posts

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
Latest News

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

June 10, 2026
Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
Latest News

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

June 10, 2026
US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
Latest News

US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter

June 10, 2026
Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit

June 9, 2026
International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company
Latest News

International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company

June 9, 2026
Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments
Latest News

Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments

June 9, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
  • Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
  • US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.