• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Urur goboleedka IGAD oo shaacisay in uu berri qabsoomayo Shirkii ay ku baaqday Jabuuti – Puntland Publish

admin by admin
January 17, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Urur goboleedka IGAD ayaa xaqiijiyey in uu maalinta berri ah qabsoomi doono shirkii ay iclaamisay dowladda Jabuuti oo haysa madaxtinnimada ururka.

Jabuuti ayaa ku martiqaadday shirkaasi madaxda waddamada gobolka. Shirkan ayaa looga wadahadalayaa colaadda Sudan iyo xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Jabuuti dhowaan.

Diblomaasi gobolka ah ayaa u sheegay VOA in urur goboleedka IGAD ay mas’uuliyadi ka saaran tahay inay kulmaan markii xiisadi kasoo korodho gobolka, si ay uga hortagaan khilaafka inuu sii huro, iyo in mar kale dib lavatory xaqiijiyo midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed iyo waddamada xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika.

Xiisadda diyaaraddan ayaa daba socota is-afgaradkii 1-dii Jannaayo ay wada gaareen Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo sida ay sheegeen saraakiisha Somaliland u oggolaanaya Itoobiya inay kiraysato 20km oo unhealthy ah, halka Somaliland-na taas beddelkeeda ay aqoonsi ka helayso Itoobiya.

Itoobiya iyo Somaliland labaduba waxay difaaceen is-afgaradka, hase yeeshee waxaa kasoo horjeesatay dalwadda Soomaaliya oo sheegtay inay tallaabadaasi xadgudub ku tahay gobannimadeeda iyo madaxbannaanideeda dhuleed.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: baaqdayberrigoboleedkaIGADJabuutiPostPuntlandqabsoomayoshaacisayShirkiiUrur

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.