• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Saraakiil u dhashay Iiraan oo ku dhintay duqayn Israa’iil ka fulisay Caasimadda Suuriya – Puntland Submit

admin by admin
January 20, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Duqeyn ay Israa’iil Sabtida maanta ah ka fulisay caasimadda Suuriya ayay ku burburisay dhismo ay adeegsadaan ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan afar Iiraaniyiin ah, sida ay wariyeen warbaahinnada dowladaha Suuriya iyo Iiraan.

Telefishinka qaranka Iran ayaa wariyay in afar la-taliye oo ka tirsan ciidanka ilaalada kacaanka lagu dilay duqeynta ka dhacday magaalada Dimishiq, iyadoo aan sheegin magacyada la taliyeyaasha la dilay. TV-ga ayaa intaa ku daray in Israa’iil ay ka dambeysay weerarka.

Wargeyska Nour Information oo la rumeysan yahay in uu ku dhow yahay sirdoonka dalka Iiraan ayaa isna sheegay in laba ka mid ah dadka dhintay lagu kala magacaabi jiray Gen. Sadegh Omidzadeh, oo ahaa ku-xigeenkii sirdoonka ee ciidamada ilaalada Quds ee Suuriya iyo ku xigeenkiisa.

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha Suuriya oo ah hay’advert mucaarad ah ayaa sheegtay in ugu yaraan lix qof oo shan ay Iiraaniyiin yihiin iyo mid Suuriyaan lagu dilay weerarka bathroom adeegsaday gantaallada oo dhacay xilli saraakiil ka tirsan kooxaha ay Iran taageerto ay shirayeen.

Madaxa hay’adda, Rami Abdurrahman, ayaa sheegay in saddex ka mid ah Iiraaniyiinta ay ahaayeen taliyeyaal, isaga oo intaa ku daray in afar qof oo kale wali lagu la’yahay burburka hoostiisa.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO





Source_link

Tags: caasimaddadhashaydhintayduqaynfulisayIiraanIsraaiilPostPuntlandSaraakiilSuuriya

Related Posts

Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company

May 21, 2025
SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO
Latest News

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO

May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

May 21, 2025
How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses
Latest News

How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses

May 20, 2025
Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County
Latest News

Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County

May 20, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Submit
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Submit

May 20, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company
  • SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO
  • Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.