• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 14, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Buug laga qoray Abiy Ahmed – Puntland Publish

admin by admin
January 25, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Addis Ababa (Wararka PP) — Ku dhowaad lix sano ayaa laga joogaa markuu Abiy Ahmed noqday Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya kaddib markii taliskii TPLF, oo dalka ku maamulayay xisbigii EPRDF, lagu cadaadiyay inuu talada wareejiyo. Abiy wuxuu xilka kala wareegay Hailemariam Desalegn oo Ra’iisal Wasaare noqday geeridii Ra’iisal Wasaare Meles Zenawi kaddib. Tom Gardner oo majadda The Economist Itoobiya uga soo warrami jiray ayaa qoray buug cinwaankiisu yahay The Abiy Undertaking: God, Energy and Struggle within the New Ethiopia (Mashruuca Abiy: Eebbe, Awood iyo Dagaal Itoobiyada Cusub). Wuxuu qoruhu waraystay dad badan oo goobjoog u ahaa isbeddeladii ka dhacay Itoobiya sida dagaalka Tigray oo uu ku tilmaamay isir-suulin.

Abiy Ahmed wuxuu sheegay in hooyadiis ay ku riyootay isaga oo boqor Itoobiya u noqday

Abiy Ahmed, oo abaalmarinta nabadda ee Nobel la siiyay 2019, ayaa dhowr jeer ku celceliyay in Itoobiya u baahan tahay dangerous. Buuggu wuxuu soo baxay dhowaan oo ma cadda in qoruhu dul istaagay Heshiiskii Isafgarad uu Abiy sida sharcidarrada ah ula saxiixday madaxweynaha Maamulka Somaliland oo sheegtay in Itoobiya aqoonsi siin doonto Somaliland kaddib marka badda laga kireeyo 50 sano.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in saxiixista heshiiska badda lagu kireynayo ay ku xiran tahay aqoonsi Itoobiya siiso Somaliland xitaa haddii aqoonsigu uusan horseedin in Somaliland noqoto dal kursi ku leh Qaramada Midoobay. Ma dhicin in dal ka tirsan Midowga Afrika uu qeyb ka mid ah dal kale siiyay aqoonsi dibloomasiyaadeed. Abiy Ahmed, oo tuuray falsafaddiisii Medemer, wuxuu sheegay inuu ka baaraandegayo in Itoobiya u aqoonsato Somaliland dal ka go’ay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

© Puntland Publish, 2024

READ ALSO

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

Texas measles outbreak provides two new instances close to Dallas-Ft. Value





Source_link

Tags: AbiyAhmedBuuglagaPostPuntlandqoray

Related Posts

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains
Latest News

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

May 14, 2025
Texas measles outbreak provides two new instances close to Dallas-Ft. Value
Latest News

Texas measles outbreak provides two new instances close to Dallas-Ft. Value

May 13, 2025
Newark mayor returns to immigration detention middle days after trespassing arrest
Latest News

Newark mayor returns to immigration detention middle days after trespassing arrest

May 13, 2025
Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Submit
Latest News

Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Submit

May 13, 2025
Minister of Power Receives Delegation from SSC-Khaatumo Administration – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Minister of Power Receives Delegation from SSC-Khaatumo Administration – Somali Nationwide Information Company

May 13, 2025
Mogadishu Residents Pay Hundreds of thousands in Taxes, However Lack Fundamental Providers
Latest News

Mogadishu Residents Pay Hundreds of thousands in Taxes, However Lack Fundamental Providers

May 13, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains
  • Texas measles outbreak provides two new instances close to Dallas-Ft. Value
  • Newark mayor returns to immigration detention middle days after trespassing arrest
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.