• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, November 17, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

DF oo ka qayb-gashay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

admin by admin
January 26, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






BEIJING (SMN) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska dhaqanka iyo diblumaasiyadda oo lagu qabtey madxafka qadiimiga ah ee Shiinaha ee magaalada Beijing.

 

Munaasabaddan oo ay soo qaban-qaabiyeen machadka Shiinaha iyo Afrika ayaa ahayd mid lagu muujinayay xoojinta xiriirka iyo isfahamka ka dhexeeya Shiinaha iyo Soomaaliya.  Amb. Kullane ayaa matxafka si diiran loogu soo dhaweeyay gaar ahaan Dhismaha Zhizhong  oo ah xarunta aqoonta taariikhiga ah iyo isdhaafsiga dhaqanka.

Sidoo kale, ujeedkan munaasabaddan bathroom soo agaasimay ayaa ahayd sidii bathroom xoojin lahaa xiriirka dhaqanka ee ka dhexeeya Shiinaha iyo Soomaaliya. Danjire Kullane ayaa intii uu booqashada ku guda jiray halkaasi ka jeediyay khudbad uu ku muujinayo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Shiinaha iyo Afrika. Waxa uu ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay in la fahmo asalka ilbaxnimooyinka.

Danjiraha ayaa ku baaqay in la iska kaashado horumarinta iyo wada-shaqeynta ummadaha dunida ku nool. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa warbaahinta Shiinaha iyo Afrika, iyadoo lagu soo bandhigay ahmiyadda xiriirka Shiinaha iyo Afrika.

  



READ ALSO

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa – Puntland Put up

Changsha Hosts Cultural Showcase That includes Somali College students in China – Somali Nationwide Information Company




Earlier articleRa’iisul wasaare Abiy oo warfare cusub kasoo saaray xiisadda Soomaliya iyo Itoobiya




Source_link

Tags: AfrikadhaqankahadlayayiyoloogaqaybgashayShiinahashirxiriirka

Related Posts

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa – Puntland Put up
Latest News

Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa – Puntland Put up

November 17, 2025
Changsha Hosts Cultural Showcase That includes Somali College students in China – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Changsha Hosts Cultural Showcase That includes Somali College students in China – Somali Nationwide Information Company

November 16, 2025
Somali Prime Minister lays basis for Nationwide Agricultural Analysis Institute
Latest News

Somali Prime Minister lays basis for Nationwide Agricultural Analysis Institute

November 16, 2025
Contained in the Turkish Airways scandal: Somali passengers denied boarding, humiliated, and arrested
Latest News

Contained in the Turkish Airways scandal: Somali passengers denied boarding, humiliated, and arrested

November 16, 2025
As states start restoring SNAP advantages, meals banks report continued demand
Latest News

As states start restoring SNAP advantages, meals banks report continued demand

November 16, 2025
Hemp companies warn THC cap would ban most merchandise
Latest News

Hemp companies warn THC cap would ban most merchandise

November 16, 2025

POPULAR NEWS

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
President Hassan Sheikh Receives Credentials of New Italian Ambassador to Somalia – Somali Nationwide Information Company

President Hassan Sheikh Receives Credentials of New Italian Ambassador to Somalia – Somali Nationwide Information Company

December 7, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Soomaaliya oo qirtay in la jabsaday xogta E-visa – Puntland Put up
  • Changsha Hosts Cultural Showcase That includes Somali College students in China – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Prime Minister lays basis for Nationwide Agricultural Analysis Institute
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.