• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, April 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Baarlamanka Puntland oo cod aqlabiyad leh ku ogolaaday codsigii uga yimid madaxweyne Deni – Puntland Publish

admin by admin
January 28, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa saaka ogolaaday codsi uga yimid madaxweyne Deni oo ka dalbaday in ay u kordhiyaan wakhtiga uu ku soo dhisayo xukuumadda cusub.

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa cod aqblabiyad leh ku meel-mariyay in mudda 30 cisho ah (bil) madaxweynaha loogu daro wakhtiga uu ku soo dhisayo xukuumadda cusub.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Baarlamanka Puntland ayaa lagu sheegay in mudda 30 cisho ah lagu kordhiyay wakhtiga madaxweynuhu ku soo magacaabayo xukuumadda.

“Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ah Oggol ugu codeeyay codsi Madaxweyne, kaas oo ahaa in muddo 30 cishe la siiyo si uu u soo dhiso Golaha Xukummadda. ( February 28, 2024)” ayaa lagu yiri qoraalka.

PUNTLAND POST

READ ALSO

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

Source_link

Tags: aqlabiyadBaarlamankacodcodsigiiDenilehMadaxweyneogolaadayPostPuntlandugayimid

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

April 17, 2026
Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
Latest News

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

April 17, 2026
Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
Latest News

Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland

April 16, 2026
US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space
Latest News

US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space

April 16, 2026
Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict
Latest News

Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict

April 16, 2026
Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish
Latest News

Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish

April 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
  • Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
  • Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.