• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, December 7, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Talyaaniga

admin by admin
January 28, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

ROMA (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan Madasha Talyaaniga iyo Afrika, oo ah shir muhiim ah oo ay isugu imaanayaan madax ka kala socota Afrika iyo Yurub.

Shirkan waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ka jeedin doonaa khudbad uu diiradda ku saarayo iskaashiga dhaqaale, fududeynta isu-socodka iyo arrimaha amniga, sidoo kale, waxa uu ku soo bandhigi doona muhiimadda xasilloonida gobolka, ixtiraamka mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalalka, isagoo si gaar ah u dul istaagi doona xad-gudubka ka dhanka madax-bannaanida Soomaaliya ee dhawaan ay Itoobiya ku dhiirratay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iftiimin doona dadaalka aan kala joogsiga lahayn ee Soomaaliya ay ugu jirto la dagaallanka argagixisada iyo dib u dhiska ciidamada.

Madaxweynaha ayaa shirku inta uu socdo waxa uu kulammo labo geesood ah la qaadan doonaa madax iyo mas’uuliyiin ay ka mid yihiin;

– Mudane Azali Assoumani, Madaxweynaha dalka Comoros, ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika.

– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto.

– Madaxweynaha dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki.

– Agaasimaha Maamulka ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) Marwo Kristalina Georgieva,

DHAMMAAD

Source_link

READ ALSO

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

Wasiir is casilay – Puntland Publish

Related Posts

Christmas celebrations are returning to Bethlehem
Latest News

Christmas celebrations are returning to Bethlehem

December 7, 2025
Wasiir is casilay – Puntland Publish
Latest News

Wasiir is casilay – Puntland Publish

December 6, 2025
Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company

December 6, 2025
Somalia’s President Meets Qatar Emir to Focus on Bilateral Cooperation
Latest News

Somalia’s President Meets Qatar Emir to Focus on Bilateral Cooperation

December 6, 2025
Ilhan Omar says Trump made racist anti-Somali tirade as a result of he ‘is aware of he’s failing’ | Ilhan Omar
Latest News

Ilhan Omar says Trump made racist anti-Somali tirade as a result of he ‘is aware of he’s failing’ | Ilhan Omar

December 6, 2025
Somaliland forces kill at the very least 10 as Borame protests flip violent
Latest News

Somaliland forces kill at the very least 10 as Borame protests flip violent

December 6, 2025

POPULAR NEWS

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

1 killed, 1 injured in rollover crash on Ronald Regan Freeway

September 13, 2025
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Christmas celebrations are returning to Bethlehem
  • Wasiir is casilay – Puntland Publish
  • Somalia and Azerbaijan Forge Partnership to Increase Youth and Sports activities Improvement – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.