• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, June 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Talyaaniga iyo Afrika – Puntland Put up

admin by admin
January 30, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalkan oo wax tar u leh gobolka iyo guud ahaan caalamka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka  uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalalka.

“Iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeya haddii dal Afrikaan ah uu ku xadgudbo xuduudaha dal kale, waxaana tusaale u ah isku dayga  fashilmay ee faro-gelinta Itoobiya ku sameysay Madaxbannaanida dalkeenna” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay caqabadaha hortaagnaa dowladnimada Soomaaliya iyo dhabar adaygga ay ku wajahayaan dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada ay barbar socdaan qorsheyaal lagu adkeynayo dowladnimada, laguna xoojinayo iskaashiga iyo doorka Soomaaliya ee Gobolka, kuwaas oo ay ka mid yihiin; ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika, qaadista cunaqabateynta hubka iyo dhammeystirka deyn cafinta.

“Soomaaliya waxay ku faani kartaa khayraadka Alle ku mannaystay ee dhinacyada Beeraha, Xoolaha, Kalluumeysiga, Tamarta, iyo booska istaraatiijiga ah,  kuwaas oo ay wehelinyaan in ay yihiin dad fir fircoon, dhallinyaro u badan, kuna tilmaaman hammi iyo hal-abuur. Ku biirista Bulshada Bariga Afrika waxa ay si weyn u dhiirri-gelisay aragtidayada ganacsi” ayuu soo raaciyay.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

Source_link

Tags: AfrikaiyojeediyaykhudbadMadaxweynePostPuntlandSheekhshirkaTalyaanigaXasan

Related Posts

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
Latest News

Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to

June 16, 2026
Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
Latest News

Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present

June 15, 2026
Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
Latest News

Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings

June 15, 2026
Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland – Puntland Publish

June 15, 2026
UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga
Latest News

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

June 15, 2026
Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026
Latest News

Omar Artan given hero’s welcome in Somalia after referee’s US entry blocked | World Cup 2026

June 15, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somaliland president lays wreath at tomb of Zionism’s founder throughout Israel go to
  • Third suspect in Newport taking pictures arrested after over a month, jail data present
  • Group behind report alleging racial bias in Cincinnati police stops speaks on findings
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.