• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, July 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka EAC – Puntland Put up

admin by admin
February 10, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East African Neighborhood).

Ansixinta Baarlamanka ee heshiiskan ayaa waddada u xaareysa dhameystirka habraaca xubinnimada Soomaaliya ee ururka , iyadoo EAC siisay muddo 6 bilood ah oo ay ku gudbiso heshiiska oo la soo mariyay hay’adda sharci dejinta, lana ansixiyay.

Golaha Wasiirrada Urur Goboleedka Bariga Afrika ayaa waxaa bathroom xilsaarey in marka bathroom gudbiyo heshiiska maanta la ansixiyay, inay guda galaan fulinta iyo dhameystirka xubinnimada rasmiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bishii November 24keedii, 2023 ayaa Shir Madaxeedkii EAC oo ka dhacay Arusha lagu ansixiyay codsiga dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku biirista Urur Goboleedka Bariga Afrika.

Soomaaliya ayaa noqoneysa xubinta 8aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Waddamada kale ayaa kala ah Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, Koonfuurta Suudaan iyo Jamhuuriyadda Demoqraadiga ee Congo ( DRC).

PUNTLAND POST

READ ALSO

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

Source_link

Tags: ansixiyayBaarlamankabiiristaEACgoboleedkaHeshiiskamaantaPostPuntlandSoomaaliyaUrur

Related Posts

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
Latest News

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

July 12, 2026
When Money Failed, Connection Turned Foreign money
Latest News

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

July 12, 2026
Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
Latest News

Somalia detains troopers after viral US flag desecration video

July 11, 2026
Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon
Latest News

Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon

July 11, 2026
Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter
Latest News

Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter

July 11, 2026
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up
Latest News

Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up

July 11, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
  • When Money Failed, Connection Turned Foreign money
  • Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.