• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, September 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Puntland ee difaaca kaga jira buuraha Golis oo ka gadooday mushaar la’aan – Puntland Put up

admin by admin
February 12, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidan ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku sugan buuraha silsiladda Golis ee gobolka Baru ayaa maanta sheegay in ay ka gadoodsan yihiin mushaar la’aan ku dhacday.

Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya askar ka tirsan ciidamada ku sugan buuraha Golis oo ka cabanaya mushaar la’aan islamarkaana sheegaya in ay gadoodsan yihiin.

Sarkaal ka hadlaya muuqaalka ayaa sheegaya in ciidanka gadoodsan yihiin ururka 7-aad ee ciidamada Daraawiishta ee ku sugan silsiladda Golis isaga oo madaxda dowladda ka codsaday in ciidanka la siiyo xuquuqdooda.

“Waxaanu nahay ururka 7-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland oo ku sugan buuraha silsilada Golis waxan doonaynaa in aan ogaysiino mas’uuliyiinta dowladda in aanan helin xuquuqdii aan lahayn annaga oo ku jirna difaaca dalka” ayuu yiri sarkaalka muuqaalka ka hadlaya.

Gadoodka ciidamada kala duwan ee ka cabanaya mushaar la’aanta ayaa muddooyinkii danbe ku soo noq-noqday degaannada Puntland kuwaas oo qaarkood meelo xirteen inkastoo markii danbe laga qaaday.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: buurahaCiidamadadifaacagadoodayGolisjirakagalaaanmushaarPostPuntland

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.