• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Somaliland dib ula wareegtay maamulida hawada maamulkaas – Puntland Submit

admin by admin
February 13, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warkii maanta Somaliland ku sheegtay in ay dib ula wareegtay maamulidda hawada maamulkaasi

Warfare kooban oo ka soo baxay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayay ku sheegtay in aysan waxba iska beddelin nidaamka maamulidda hawada dalka islamarkaana ay gacanta si buuxda ugu hayso dowladda Soomaaliya.

“Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargalinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya”.

“Hawada dalkeennu waxay leedahay magac soo jireen ah kaas oo la isticmaali jiray laga soo billaabi 1960; “MOGADISHU FLIGHT INFORMATION REGION (FIR)” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed.

“Diyaaradaha mara hawada dalkeenna waxay helaan mid kamid ah adeegyada ugu badqabka sarreeya adduunka, taas oo keentay in hawada Soomaaliya  si heer caalami ah loogu aqoonsado heerka ugu sarreeya ee “Class-A Airspace” ayuu sii raaciyay warkaasi.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

Source_link

Tags: beenisaydibdowladdahawadamaamulidamaamulkaasPostPuntlandSomalilandSoomaaliyaulawareegtay

Related Posts

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026
Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood
Latest News

Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.