• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay dowladda Itoobiya – Puntland Put up

admin by admin
February 17, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika ka dhacaya magaalada Addis Ababa.

Qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaaraynaysaa ficilka ay dowladda Itoobiya ku dooonaysay in ay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee sanadka 2024 kaas oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa”.

“Tallaabadani waxa ay jabineysaa dhammaan hab-maamuuska dublamaasiyadeed iyo kan caalamiga ah iyo sharuucda bathroom aas-aasay Midowga Afrika” ayaa la raaciyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadal ka jeediyay shirka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay saaka hor-istaag ku sameeyeen una diideen in uu ka qaybgalo shirka, balse markii dambe uu shirka ku yimid gaadiidka Madaxweynaha Jabuuti. Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu sheegay in mar kale isaga iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ciidamo qoryo wata ka hor-istaageen in ay gudaha u galaan xarunta shirka.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka soo tagay shirkii Midowga Afrika ee Addis Ababa ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: cambaaraysaydowladdaItoobiyakululPostPuntlandSoomaaliya

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.