• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada HirShabelle?

admin by admin
February 18, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


JOWHAR (SMN) – Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa looga hadlay arrimaha amniga ee deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada kooxda Khawaarijta alshabaab looga xoreynayo deegaanada Hirshabeelle, Baahinta garsoorka, Dar-dargelinta dhismaha gole-yaasha deegaanka, Warbixin mashaariicda Wasaaradda Beeraha ee hada socda iyo kuwa dhowaan bilaaban doona, iyo ka doodista nuqulka, qaab dhismeedka shirkadaha amni ee gaarka bathroom leeyahay.

 

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Golaha uga warbixiyay amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle iyo howlgalada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta alshabaab ee wali ka socda deegaanada Hirshabeelle isagoo tilmaamay in bathroom diyaar garoobayo wajiga labaad ee howlgalada lagu ciribtirayo khawaarijta sidoo kalana ay deegaanada qaar ka socdaan abaabul shacab oo ka dhan ah khawaarijta alshabaab.

Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka ayaa Golaha uga warbixiyay hanaanka daadejinta iyo baahinta garsoorka isagoo sheegay in dhamaan degmooyinka xorta ah laga hirgaliyay Maxkadamadaha degmooyinka.

Golaha Wasiirada ayaa ku bogaadiyay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose dhameystirka golaha deegaanka degmada warsheekh iyo qabsoomida doorashadii daaha furneyd ee ka dhacday degmadaas.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa golaha la wadaagay mashaariicda ay ku howlan tahay wasaarada ee hada socda iyo kuwa dhowaan bilaaban doona isagoo xusay in dhowan dib bathroom howlgalin doono biyo xireenka sabuun oo waxtar wayn u leh bulshada.

Ugu dambeen Golaha Wasiirada ayaa dood dheer ka yeeshay qaab dhismeedka shirkadaha amni ee gaarka bathroom leeyahay oo Xukuumada usoo gudbisay Wasaarada Amniga gudaha.



Source_link

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Tags: baxayGolahaHirShabellekasooMaxaaSawirroshirkaWasiirada

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.