• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, July 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska difaaca ee lala soo galay Turkiga

admin by admin
February 22, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY HESHIISKA ISKAASHIGA DIFAACA IYO DHAQAALAHA EE SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO UU BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA ANSIXIYEY

“Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qayb ka ah dadaalada aan ku bixinayno dhowrista amniga, khayraadka, gobonimada, madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee JFS Soomaaliya.

Heshiiskani oo mudadiisu tahay 10 sano waa mid taageeraya hurumarinta dhaqaalaha baluugga, kobcinta wax soo saarka kalluunka, dhisida kaabayaasha dhaqaalaha, ilaalinta khayraadka badda, la dagaallanka argagaxisada iyo ka hor taga wax kasta oo sharci darro ah oo la mariyo xeebaha Soomaaliya, waxa uuna Soomaaliya gaarsiin doonaa in ay dhisato Ciidan Badeed oo ku filnaada difaaca baddeenna.

Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo heshiiskani inaga dhexeeyo waa dal iyo dad aan naqaanno, marar badan hiil inoo muujiyay. Waa waddan saaxiib iyo walaal ah oo aan ku aamini karno iskaashigan muhiimka u ah difaaca qarannimadeeenna iyo midnimadeenna dhuleed, waxaana heshiiskan uu qeyb ka qaadanayaa nabadda iyo xasilloonida gobolka.”

Source_link

READ ALSO

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

Related Posts

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
Latest News

US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands

July 17, 2026
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
Latest News

Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish

July 17, 2026
Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
Latest News

Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions

July 16, 2026
Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown
Latest News

Ohio Problem Balloon Competition returns to Middletown

July 16, 2026
3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio
Latest News

3 useless, 2 hospitalized after ‘suspected carbon monoxide poisoning’ in Ohio

July 16, 2026
Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish
Latest News

Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay – Puntland Publish

July 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • US strikes bridges and collapses a tower at a key port as its Iran marketing campaign expands
  • Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe – Puntland Publish
  • Heavy combating erupts in Baidoa after forces loyal to Laftagaren assault Somali military positions
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.