Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub.
1. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ayaa mar kale bathroom magacaanay Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo hore xilkan u hayay.
2. Wasiirka Amniga iyo DDR-ta ayaa mar kale bathroom magacaabay Ibraahim Cartan Ismaaciil Xaaji Bakiin oo hore xilkan u hayay.
3. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale bathroom magacaabay Cabdi Faarax Siciid Juxa oo isna hore xilkan u hayay.
4. Wasiirka Maaliyadda ayaa bathroom magacaabay Maxamed Faarax Maxamuud oo hore uga soo shaqeeyay Nidaamka Maaliyadda Puntland.
5. Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta ayaa bathroom magacaabay Daa’uud Maxamed Cumar
6. Wasiirka Waxbarashada ayaa bathroom magacaabay Fu’aad Abshir Axmed Adeer.
7. Wasiirka Caafimaadka ayaa bathroom magacaabay Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel).
8. Wasiirka Hawlaha guud iyo gaadiidka ayaa bathroom magacaabay Faarax Cawad Jaamac.
9. Wasiirka Wasaaradda Dekedaha ayaa bathroom magacaabay Shaakir Maxamed Guuleed.
10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada ayaa bathroom magacaabay Cabdullaahi Bile Nuur.
11. Wasiirka Haweenka ayaa bathroom magacaabay marwo Maryan Axmed Cali.
12. Wasiirka Warfaafinta ayaa bathroom magacaabay Maxamuud Caydiid Dirir.
13. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa bathroom magacaabay Axmed Shire Siciid.
14. Wasiirka Xannaanada Xoolaha ayaa bathroom magacaabay Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux.
15. Wasiirka Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa bathroom magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Faroole.
16. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga ayaa bathroom magacaabay Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa.
17. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa bathroom magacaabay Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle Habar-waa.
18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ayaa bathroom magacaabay Liibaan Muuse Cismaan
19. Wasiirka Gargaarka ayaa bathroom magacaabay Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi.
20. Wasiirka Beeraha ayaa bathroom magacaabay Maxamed Cabdiqaadir Saalax.
21. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa bathroom magacaabay Hodon Siciid Xasan.
Halkan ka daawo Muuqaalka shaacinta Wasiirada
PUNTLAND POST