• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, July 13, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Nairobi + Sawirro

admin by admin
February 29, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

NAIROBI (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.

Madaxweybaha ayaa ka hadlay sida isbeddelka cimiladu uu u saameeyey  Adduunka, khatarta uu ku leeyahay nolasha shucuubta iyo caqabadaha gaarka ah ee ka soo gaaray shacabka Soomaaliyeed.

“Soomaaliya waxay safka hore kaga jirtaa dalalka saameynta ugu badan ay ka soo gaartay isbeddelku cimiladu. Dhawaan waxaan ka soo baxnay abaar na haysatay muddo 4 sano ah oo xiriir ah, hadda waxaa dalka dhan laga dareemayaa heer kulayl aan horey bathroom arki jirin, dhammaan arrimahan waxaa sababay isbeddelka cimilada”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dalalka ka qeyb-galaya shirkan ay la yimaadaan qorsheyaal ku dhisan iskaashi horseed u noqda wax ka qabashada saamaynta isbeddelka Cimilada, isaga oo adkeeyay in dalalku ay u sinnaadaan fursadaha maalgashiga ee wax lagaga qabanayo dhibaatooyinka isbeddelka cimilada.

” In si wanaagsan bathroom maareeyo, loona ilaaliyo badqabka deegaanka Soomaaliya, iyadoo dowladdeena ay ka go’an tahay arrinkaas, waxay xaqiijin doontaa in kheyraadkeenna baaxadda leh oo ay ka mid yihiin baddeenna, dhulka hodonka ah iyo xoolaha aan ku tilmaamannahay ay fursad u noqdaan shaqo abuurka, tamarta cagaaran iyo kobac dhaqaale ee dalkeenn iyo guud ahaan Geeska Afrika”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xusay in uu dalkeenu u nugul yahay isbeddelka Cimilada, ayaa sheegay in si wax looga qabto saameynta xooggan ee la xiriirta arrintaas ay Dowladda Soomaaliya diyaarisay shuruucda lagu ilaalinayo deegaanka iyo qorsheyaasha lagu fulin lahaa, iyadoo bartamaha sannadkan dalka laga mamnuucayo bacaha iyo balaastiigga waxyeeleeya deegaanka,  taas oo ay barbar socoto barnaamijka lagu dhireynayo Soomaaliya oo bilowday sannadkii 2022.

Source_link

READ ALSO

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Tags: jeediyaykhudbadMadaxweynahaNairobiSawirroshirkaSoomaaliya

Related Posts

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
Latest News

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

July 13, 2026
Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
Latest News

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

July 13, 2026
The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
Latest News

The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial

July 12, 2026
U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations
Latest News

U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations

July 12, 2026
Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent
Latest News

Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent

July 12, 2026
Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate
Latest News

Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate

July 12, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
  • Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
  • The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.