• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, February 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sida Siyaasiyiinta iyo Madaxdhaqameedka SSC U Wada Shaqayn Karaan – Puntland Submit

admin by admin
March 1, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Firdhiye waa inuu xakameeyo madaxdhaqameedka SSC oo qaarkood u muuqda inay loollan kula jiraan hoggaanka SSC-Khaatumo.

Laascaanood (Faallo) — Hadalka Garaad Cabdullahi Garaad Soofe maanta (29/2/2024) ka jeediyay Laascaanood wuxuu abuuray shaki weyn oo ku saabsan wada shaqaynta siyaasiyiinta iyo madax-dhaqameedka. Garaad Soofe wuxuu sheegay in maamulka Somaliland duullaan ku soo yahay dhulka SSC. Haddii xitaa xogtani sugan tahay ma aha mid lavatory baahan yahay inay ka soo baxdo afka oday dhaqameed ama siyaasi. Ma jirto xabbad joojin (truce) dhexmartay xoogagga SSC-Khaatumo iyo xoogagga beesha maamulka Somaliland. Taasi macnaheedu waa: xaalad dagaal ayaa weli jirta inkastoo ay xoogagga SSC-Khaatumo ku eg yihiin dhulkooda, isla markaasna ka dhowrsadeen hanjabaado dagaal la mid ah kuwa beelaha Somaliland taageersan qaarkood ay hawada soo marinayeen tan iyo markii uu qarxay dagaalkii Laascaanood sanad ka hor.

Hadalka Garaadka waxaa ka muuqatay inuu soohdinta SSC-Kaatumo iyo Somaliland ku soo koobay Goojacadde. Bil ka hor Garaad Soofe wuxuu sheegay in Jamaahiirtu u malaynayaan in laga cabsanayo. Waxaa muuqata inuusan jirin xad uusan dhaafin karin Garaad kasta marka siyaasadda laga hadlay. Inuu Garaad Soofe ugu baaqo Somaliland inaysan weerar soo qaadin waa hadal meel-ka-dhac ku ah dadka SSC-Khaatumo oo had iyo jeer diyaar u ah inay naftooda, sharaftooda iyo maalkooda difaacaan.

Garaad Soofe waxaa la gudboon inuu ka hadalka siyaasadda iyo amniga u dhaafo dadka u xilsaaran hoggaaminta maamulka SSC-Khaatumo.

Garaad Soofe wuxuu si dadban noogu baraarujiyay fursadaha seegay maamulka uu Firdhiye hoggaamiyo markii dowladda federaalka Soomaaliya ay maamulka Somaliland ay heshiis ku kala saxiixdeen Jabuuti dhammaadkii bishii Diseembar. Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu xusuusin karay dowladda federaalka in heshiisyada ay dib u la saxiixatay maamulka Somaliland qaarkood lavatory adeegsaday barakicinta dad Soomaaliyeed ku noolaa Laascaanood. Intaas waxaa dheer in dowladda federaalka aysan dhexdhexaadin ka dhex samaynin dhinacyada colaaddu ku dhexmartay Sool welina is hor fadhiya. Dowladda federaalku kuma qancinin maamulka Somaliland inuu ka noqdo go’aankiisa inuu hubeeyo rayid si dagaalka uu iskugu beddelo mid beelo u dhexeeya. Maamulka SSC-Khaatumo wax mowqif ah kama yeelanin heshiiska dowladda federaalku la gashay maamulka Somaliland. Waa ilduuf siyaasadeed. Labo maalmood kaddib heshiiskii Jabuuti wuxuu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Heshiis Is Afgarad la saxiixday Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed si xeeb Soomaaliyeed looga kireeyo Itoobiya muddo 50 sano ah.

Heshiiska Iskaashi Amni U Dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya

Heshiiska Is Af Garad ee badda kaddib waxay Itoobiya la saxiixatay Somaliland Iskaashi Amni (safety cooperation). Itoobiya hadda ma aha dal dhexdhexaad ah inkastoo sanad ka hor ay kaalin dhexdhexaadin ah qaadanaysay markii Somaliland ay duqeynaysay Laascaanood. Hadda waxaa jira shaki in Itoobiya keentay ciidammo badan xadka Soomaaliya ay kala leedahay Sool iyo Togdheer gaar ahaan meelo aan ka fogeyn Buuhoodle. Heshiiska difaaca ay dowladda federaalku u cusboonaysiisay Itoobiya sanadkii hore ayaa u bannaynaya Itoobiya inay ciidankeedu soo galo meel kasta oo Soomaaliya ah. Ciidanka Itoobiya waxay Soomaaliya ku joogaan heshiis dowladda federaalka la gashay 2014 kana dhigaya ciidanka Itoobiya kuwo ka madaxannaan ATMIS (oo markaas lavatory yiqiin AMISOM). Waa go’aammada siyaasadeed uu Madaxwyne Xasan Sheekh u gaaray si aan ka baaraandegis lahayn oo halis ku ah nolosha dadka Soomaaliyeed iyo qarannimada Soomaaaliya. Ma jiro baarlamaan kala xisaabtami kara Madaxwyne Xasan Sheekh jebinta heshiiska ciidanka Itoobiya lagaga saaray Soomaaliya billowgii 2009.

Haaruun Macruuf oo sanadkii 2016 iftiimiyay sida ciidanka Itoobiya ugu sugan yihiin Soomaaliya.

Xaaladahan siyaasadeed waa kuwo ku soo beegmay xilli Soomaaliya ay leedahay dowlad la aqoonsan yahay, laga cafiyay deynta lagana qaaday cunaqabataynta hubka. Halisaha ay abuuri karaan Iskaashiga Amni u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ma yara marka aad eegto in xitaa dowladda federaalka Soomaaliyeed ay u abuurayso Itoobiya fursado si ay ugu xadgudubto qarannimada Soomaaliya. Waxaa lavatory baahan yahay in madaxdhaqameeedka SSC aysan ka hadlin arrimmo siyaasadeed haddii aysan la ogeyn madaxda maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo. Hoggaanka SSC-Khaatumo waxaa la gudboon inay ka tashadaan sida ay u maaraynayaan colaadda taagan maadaama dowladda federaalku qaadanayso siyaasado halis ku ah nolosha dadka midnimada Soomaaliya taageersan dagaalkana kula jira dadka doonaya inay Soomaaliya kala gooyaan iyagoo kaashanaya Itoobiya. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u oggolaatay Itoobiya in ciidammadeedu soo geli karaan Soomaaliya markii ay doonaan iyagoo aan hoostagin ATMIS. Waa dowladdaas dowladda SSC-Khaatumo ay aqoonsiga iyo taageerada ka filayaan. Waa dowlad toosin iyo tuurxaanbixin u baahan.

READ ALSO

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff





Source_link

Tags: iyoKaraanMadaxdhaqameedkaPostPuntlandShaqaynSidaSiyaasiyiintaSSCWada

Related Posts

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
Latest News

Somalia suspends parliament periods following chamber chaos

February 8, 2026
Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
Latest News

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

February 7, 2026
Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
Latest News

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

February 7, 2026
Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
Latest News

Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games

February 7, 2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up
Latest News

Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up

February 7, 2026
Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company

February 7, 2026

POPULAR NEWS

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia suspends parliament periods following chamber chaos
  • Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
  • Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.