• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ethiopian airways oo beenisay inay joojisay isticmaalka Hawada Soomaaliya

admin by admin
March 2, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
9
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


ADDIS ABABA (SMN) – Diyaaradda Ethiopian Airways ayaa beenisay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya inay dib u habeyn ku sameyn doonto duullimaadyada mara hawada Soomaaliya, ee ku wajahan Aasiya.

 

BBC Amxaari waxay sheegtay in shirkadu ay joojisay duullimaadyadii ay ku imaan jirtay Soomaaliya, iyadoo dooratay inay u duusho Jabuuti ka. Shirkaddu waxay ku tilmaantay warkan mid waxba kama jiraan ah.

“Shirkadda Ethiopian Airways ma joojin duullimaadyada hawada Soomaaliya, isla markaana madaxa shirkadda Ethiopian Airways ma uusan sheegin in ay ammaan darro tahay duullimaadyada hawada Soomaaliya. Sidaas awgeed, waxaanu ka codsanaynaa BBC-da Amxaarigu inay saxdo warbixinta ay ka soo saartay mawduucan,” ayaa lagu yidhi.

Maqaalka BBC-da oo soo xiganeysa sarkaal sare oo dowlada Itoobiya katirsan ayaa sheegay in go’aanka lagu hakiyay duulimaadka uu ka dhashay dhacdo todobaadkii hore dhacday, iyadoo diyaaradda Ethiopian Airways oo ka duushay Addis kuna socotay Dubai ay si dirqi ah uga badbaaday inay isku dhacaan diyaaradda Qatar Airways.

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay iyada oo uu jiro khilaaf u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku saabsanaa heshiis ay dhawaan gaadheen, kaas oo dhigaya in Itoobiya u ogolaato in 20 km agagaarka dekedda Berbera ay ka kirayso ciidamadeeda badda iyo ganacsiga. Taas beddelkeeda, sida ay Somaliland sheegtay, Itoobiya waxay u aqoonsan doontaa dal madax-bannaan. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya oo weli u aragta Somaliland qayb ka mid ah dhulkeeda, ayaa ku adkaysanaysa in heshiiskaas la baabi’iyo.

Xogta laga helay website-ka dabagalka duulimaadka ee FlightRadar24 ayaa tilmaamaysa in duullimaadyadii diyaaradda fiidnimadii Jimcaha ay ka faa’iideysteen hawada Jabuuti, inkastoo ay shirkaddu sii waday isticmaalka hawada Soomaaliya ee duullimaadyada xamuulka.



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: AirlinesbeenisayEthiopianhawadainayisticmaalkajoojisaySoomaaliya

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.