• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, September 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Howlgallo lagu dilay Shabaab badan oo ka dhacay Jubbada Hoose + Sawirro

admin by admin
March 3, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


KISMAAYO (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Jubbaland ay howlgallo culus ka sameeyeen agagaarka degmada Jamaame ee gobolkaasi.

 

Howlgalladan oo saacado badan qaatay ayaa waxaa lagu beegsaday deegaano dhaca jiinka wabiga, isla markaana ay ku sugan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab.

Qoraal kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in howlgallada lagu dilay in ka badan 30 ka tirsanaa Al-Shabaab, welina ay sii socdaan howlgallada.

“Howlgalka oo lavatory qorsheeyey si heerkeedu sarreeyo laguna dilay in ka badan 30 Khawaarij ah ayaa ciidamadu ka fuliyeen deegaano hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose iyo jiinka Wabiga” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay dowladda dhexe.

Sidoo kale waxaa howlgallada ka socda Jubbada Hoose lagu soo qabtay ku dhowaad 10 ka tirsan xubnaha Al-Shabaab oo ku sugaana deegaanka Baarsanguuni, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, mana jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka kooxda Al-Shabaab oo ku aadan howlgalladaasi.

Ciidamada dowladda oo kaashanayaa kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa maalmihii u dambeeyay  howlgallo culus ka waday gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.



Source_link

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Tags: badandhacaydilayHoosehowlgalloJubbadalaguSawirroShabaab

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.