• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, January 20, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay saraakiil ka socota Ingiriiska

admin by admin
March 10, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel Richard iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen.

Qaabilaada Madaxweyne Laftagareen oo ay ka qeybgaleen Taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Sareeye guuto Madeey Nuurkey Shekh iyo Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka Xooga Dalka Generaal Xasan Isaaq Cumar

Madaxweynaha iyo Saraakiisha ayaa kulankooda kaga wada hadleen Xoojinta Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Kordhinta Taageerida Dowladda UK ee Tababarida iyo Qalabaynta Ciidamada Qalabka sida iyo Wadaagida Xogaha ku Saabsan ka Hortagida Dhagarta Cadowga Khawaarijta Alshabaab umaleegayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

READ ALSO

Somalia Welcomes East African Court docket Ruling Clearing Approach for EALA Swearing-In – Somali Nationwide Information Company

Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska

Earlier articleSomali PM inaugurates newly-built primary highway in Mogadishu

Source_link

Tags: IngiriiskaLaftagareenMadaxweyneqaabilaySaraakiilSawirrosocota

Related Posts

Somalia Welcomes East African Court docket Ruling Clearing Approach for EALA Swearing-In – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Welcomes East African Court docket Ruling Clearing Approach for EALA Swearing-In – Somali Nationwide Information Company

January 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska
Latest News

Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska

January 20, 2026
Puntland chief in UAE for talks after Somalia scraps Abu Dhabi offers
Latest News

Puntland chief in UAE for talks after Somalia scraps Abu Dhabi offers

January 20, 2026
Christian leaders urge defending worshippers’ rights after St. Paul protest
Latest News

Christian leaders urge defending worshippers’ rights after St. Paul protest

January 20, 2026
Hamilton County dispatcher celebrates child she helped ship 1 12 months in the past
Latest News

Hamilton County dispatcher celebrates child she helped ship 1 12 months in the past

January 19, 2026
Dowladda Federaalka oo shir ugu yeertay Golaha Mustaqbalka – Puntland Publish
Latest News

Dowladda Federaalka oo shir ugu yeertay Golaha Mustaqbalka – Puntland Publish

January 19, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia Welcomes East African Court docket Ruling Clearing Approach for EALA Swearing-In – Somali Nationwide Information Company
  • Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska
  • Puntland chief in UAE for talks after Somalia scraps Abu Dhabi offers
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.