• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay nin dil geystay oo mudda la raadinayay – Puntland Submit

admin by admin
March 13, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay nin ku eedaysan dil bishii Juun ee sannadkii hore ka dhacay degaan ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Shiikh Cali ayuu ku sheegay in gacanta lagu dhigay Cabdi Deeq Khaliif oo ku eedaysan dilka Xasan Nuur Cabdi kaasi oo bishii Juun 2023 ka dhacay degaanka Xero Jaalle ee degmada Galdogob.

“Eedaysanahaan oo aan muddo ku raadjoognay ayaa ku dhuumaalaysanayay Meelaha xaduudaha ah eeu dhaxeeya anaga iyo Maamulaka Galmudug iyo DDS.Taas oo ku timid iskaashiga amniga ee aan leenahay Maamulka iyo Ciidamada Galmudug  iskaashigaas  oo  markasta u baahan in la xoojiyo si aan isaga kaashano wax kasta oo wax u dhimaya amniga labada deegaan sidda Argagixisad, Tuugada, Gacan ku dhiiglayaasha IWM”.

“Waxaan u mahad celinayaa Allaha noo fududeeyay Soo qabashada eedaysanaha waxaan marka labaad u mahad celinayaa anoo ku hadlaya Guud ahaan Afka Gobolka Maamul ciidan iyo shacab Maamulka iyo Ciidamada Booliska ee Galmudug”

“Gaarka Gaar ahaan Taliyaha Qayta Booliska Galgaduud Farxaan iyo Maamulka Booliska Dagmada Caabudwaaq oo naga caawiyay soo qabashada Eedaysane Cabdul Deeq khaliif  oo ku eedaysan dilka Xasan Nuur Cabdi  oo bishii juun 2023  ku dilay degsiimada  Xero jaalle ka tirsan degmada Goldogob Gobolka Mudug” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania





Source_link

Tags: dhigtaydilgacantageystaymuddaninPostPuntlandraadinayayshaacisay

Related Posts

Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.