• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, June 22, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay hawlgal ku dishay in ka badan 30 xubnood oo Shabaab ah – Puntland Submit

admin by admin
March 19, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


In ka badan 30 xubnood oo ka tirsan Al shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada dowladda iyo saaxiibada caalamka sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya.

Struggle-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalkaasi uu ka dhacay degaannada Baqdaad iyo Baldooska oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

“Hawlgalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii ciidanka dowladda ay heleen xogta maleeshiyaad Khawaarih ah oo isku aruursanayay deegaannadaan kuwaasi oo waday abaabul ay ku dhakrayaan shacabka Soomaaliyeed”.

“Hawlgalka ka dhacay deegaanka Baldooska waxaa lagu dilay 24-Khawaarij ah, halka 15-ka kale lagu dilay duqayn ka dhacday deegaanka Baqdaad” ayaa lagu yiri Struggle-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Dhinaca kale ilaa iyo hadda ma jirto cid si madax-bannaan u xaqiijisay sheegashada dowladda ee ku aaddan khasaaraha hawlgalka islamarkaana maleeshiyaadka Al shabaab weli kama hadlin arrintaasi.

Halkan ka akhriso Struggle–saxaafadeedka

PUNTLAND POST

READ ALSO

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?





Source_link

Tags: badandishaydowladdahawlgalPostPuntlandShabaabsheegtaySoomaaliyaxubnood

Related Posts

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

June 22, 2025
Latest News

Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?

June 22, 2025
Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras
Latest News

Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras

June 22, 2025
US has struck three Iranian nuclear websites, Trump says, becoming a member of Israeli air marketing campaign
Latest News

US has struck three Iranian nuclear websites, Trump says, becoming a member of Israeli air marketing campaign

June 22, 2025
Guddoomiyaha degmada EYl ee gobolka Nugaal oo toorrey lagu dhaawacay – Puntland Put up
Latest News

Guddoomiyaha degmada EYl ee gobolka Nugaal oo toorrey lagu dhaawacay – Puntland Put up

June 21, 2025
Somalia Participates in Opening of 51st OIC Council of International Ministers in Istanbul – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Participates in Opening of 51st OIC Council of International Ministers in Istanbul – Somali Nationwide Information Company

June 21, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Deputy Overseas Minister Welcomes Senior UN Delegation in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Sidee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ula wareegeen Sabiid iyo Caanoole?
  • Cincinnati teen speaks out on deportation to Honduras
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.