• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, January 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Puntland oo deeq-bixiyaasha Caalamka ku dacweysay Villa Somalia – Puntland Put up

admin by admin
June 10, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Puntland oo baaq degdeg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa sheegtay in dowladda Muqdisho siyaasadeysay gargaarka bini’aadanimo ee la siiyo Soomaaliya.

Qoraal ku qoran luuqadda English-ka oo ay Puntland u dirtay deeq-bixiyaasha Caalamka ayay ku sheegtay in Muqdisho siyaasadeysay gargaarka bini’aadanimo iyo mashaariicda horumarinta ee la siiyo Soomaaliya.

Dowladda Puntland ayaa deeq-bixiyaasha ka dalbatay in ay wax ka qabtan tallaabada Muqdisho ku siyaasadeysay gargaarka iyo mashaariicda horumarinta ee lagu bixiyo magaca Soomaaliyeed.

Xukuumadda Puntland ayaa sidoo kale deeq-bixiyaasha ka codsatay in caddaalad bathroom qeybiyo gargaarka bini’aadanimo iyo mashaariicda kale ee la siiyo Soomaaliya islamarkaana lagu maamulo mas’uuliyad maaliyadeed.

“Waxa aan adkaynaynaa in si caddaalad ah bathroom qaybiyo taageerada deeq-bixiyaasha, iyada oo diiradda la saarayo maamul wanaagga iyo mas’uuliyadda maaliyadeed” ayaa lagu yiri baaqa ka soo baxay Puntland.

Halkan ka akhriso baaqa Puntland

PUNTLAND POST

READ ALSO

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

Source_link

Tags: CaalamkadacweysaydeeqbixiyaashadowladdaPostPuntlandSomaliaVilla

Related Posts

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods
Latest News

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods

January 16, 2026
Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
Latest News

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

January 15, 2026
Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
Latest News

Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up

January 15, 2026
NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company

January 15, 2026
Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift
Latest News

Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift

January 15, 2026
Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE
Latest News

Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE

January 15, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods
  • Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
  • Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.