• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Itoobiya oo khatar ka dhan ah Amnigooda Qaran u aqoonsaday cid kasta oo diidan Is-afgaradkii Badda – Puntland Publish

admin by admin
July 9, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Itoobiya ayaa u aqoonsatay khatar ka dhan ah Amnigooda Qaranka cid kasta oo ka hortimaada doonistooda marin biyoodka badda cas.

Agaasimaha fulinta ee machadka arrimaha dibadda Itoobiya, Jacfar Bedru ayaa sheegayvin ay khatar ka dhan ah Amnigooda Qaranka u arkaaj cid kasta oo diiddan in Itoobiya hesho marin badeedka.

Agaasime Jacfar Bedru ayaa intaasi ku daraya in dhaqaalaha iyo horumarka Itoobiya uu ku tiirsanyahay 100% badda cas,isagoo sii hadlaya wuxuu yiri ; “Itoobiya waxay qayb ka tahay Badda Cas, waxayna si istiraatijiyadeed ku tiirsan tahay marinkan muhiimka ah ee ganacsiga adduunka.”

Itoobiya ayaa doonaysa in ay marin badeed iyo saldhig ciidan ka hesho badda cas, kaddib heshiis ay la gashay Somaliland , bishii koowaad ee sannadkan , kaasi oo aan weli dhaqangelin.

Is-afgaradka badda labada dhinac ee Itoobiya iyo Somaliland ayaa waxa si adag u diidday dowladda Soomaaliya oo ku tilmaantay duullaan ka dhan ah Qarannimada iyo jiritaanka Soomaaliya.

Dhinaca kale Turkiga oo bilaabay dhex-dhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa labada dhinac ku wada-hadal siiyay magaalada Ankara inkastoo Kulankaasi natiijo la’aan ku dhammaaday balse mid kale lagu ballamay bisha September ee sannadkan.

PUNTLAND POST

READ ALSO

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

Source_link

Tags: AmnigoodaaqoonsadaybaddaciddhandiidanIsafgaradkiiItoobiyakastakhatarPostPuntlandQaran

Related Posts

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
Latest News

The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal

February 12, 2026
Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
Latest News

Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit

February 12, 2026
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • The Brink of a New Social Contract – Somalia’s Second of Reality – The Somalia Investor Journal
  • Markabka Shiinaha ee ku afduuban xeebaha Puntland iyo Kalluumeysiga Sharciga-darrada ah – Puntland Submit
  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.