• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, June 21, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo xiray Wariye Cali Nuur Salaad

admin by admin
July 23, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa xabsiga u taxaabay Suxufi Cali Nuur Salaad oo ah Agaasimaha Dawan TV, horeyna uga soo shaqeeyay BBC-SOMALI iyo warbaahino Kale oo maxali ah.

 

Booliiska ayaa Xariga Rugcadaagan Saxaafadeed umaray sifo aan sharci aheyn maadama aysan jirin waraaq maxkamadeed iyo eedeyn ku qotonta qodobo sharci ah, sidii horeyba u dhici jirtay in wariyayaasha la iska xiro oo la iska soo daayo markii la rabo.

Qoraal lasoo dhigay barta Fb ee Booliiska ayaa lagu sheegay in wariyahan bathroom xiray anshax xumo iyo been abuur.

Cali Nuur Salaad oo lagu tiriyo wariyayaasha Muqdisho kuwooda ugu aqoonta badan ayaa xiligii doorashada madaxtinimo ee Dalka 2022 ahaa madaxa Saxaafadda ee Ololihii uu ku soo baxay MW Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana la yaableh in isla dowladdii uu wax kasoo dhisay qeybna ka ahaa ololaheeda doorasho ay ku eedeynayso anshax xumo iyo been abuur.

Booliiska Soomaaliyeed ayaa la sheegayaa
in uu mudooyinkii ugu danbeeyay ka gaabiyey sugida amniga Muqdisho ilaa haatana aan cidna u soo qaban weeraradii Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Maqaayada Prime Espresso halka uu ku mashquulsan yahay xariga iyo caburinta suxufiyiinta iyo dadka shacabka ah ee aragtiyahooda ku aadan Dowlad-dhiska saxaafada u mariya madaxda dalka.



READ ALSO

Somali Military Seizes Key Cities from Al-Shabaab in Southern Somalia

Cardinals have 5-run eighth to beat Reds 6-1




Earlier articleQatar and Somalia Focus on Enhanced Cooperation and Help in Doha Assembly




Source_link

Tags: BooliskaCaliCiidamadaNuurSalaadSoomaaliyaWariyexiray

Related Posts

Somali Military Seizes Key Cities from Al-Shabaab in Southern Somalia
Latest News

Somali Military Seizes Key Cities from Al-Shabaab in Southern Somalia

June 21, 2025
Cardinals have 5-run eighth to beat Reds 6-1
Latest News

Cardinals have 5-run eighth to beat Reds 6-1

June 21, 2025
Lawsuit, non permanent restraining order limiting what Carlisle farm can promote
Latest News

Lawsuit, non permanent restraining order limiting what Carlisle farm can promote

June 21, 2025
Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu shaqada ka eryo wasiiro, agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya in uu shaqada ka eryo wasiiro, agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale – Puntland Publish

June 21, 2025
Somali FM Reaches Türkiye for OIC Overseas Ministers Assembly – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Reaches Türkiye for OIC Overseas Ministers Assembly – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Ethiopian PM Meets AFRICOM Commander Amid Rising Regional Safety Considerations
Latest News

Ethiopian PM Meets AFRICOM Commander Amid Rising Regional Safety Considerations

June 20, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali Military Seizes Key Cities from Al-Shabaab in Southern Somalia
  • Cardinals have 5-run eighth to beat Reds 6-1
  • Lawsuit, non permanent restraining order limiting what Carlisle farm can promote
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.