• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, April 21, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Baarlamaanka Puntland oo maanta Xasaannada siiyay saddex xubnood oo ka tirsan guddiga doorashooyinka PEC – Puntland Put up

admin by admin
August 1, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta xasaannada siiyay saddex xubnood oo kamid noqday guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC.

Fadhigii maanta oo ay soo xaadireen 38 mudane ayay dhammaantood xasaannada siiyeen xubnahaasi PEC oo kala ah; Cabdinuur Shiikh Maxamed Isxaaq, Cabdirisaaq Muuse Maxamuud iyo Maxamed Cismaan Colaad.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Qaraaje, oo ay weheliyeen labadiisa ku xigeen ayaa sheegay in dhammaan 38 mudane oo fadhiga xaadirtay ay ansixiyeen saddexda xubnood ee PEC, islamarkaana aysan jirin cid diidday ama ka aamustay.

Guddoomiye Cabdirisaaq Qaraaje ayaa sidoo kale sheegay in saddexda xubnood ee kamid noqday guddiga doorashooyinka PEC ay kala magacaabeen Baarlamanka iyo labada xisbi siyaasadeed ee Horseed iyo Mideeye.

Cabdinuur Shiikh Maxamed Isaaq, waxa magacaabay Baarlamanka Puntland, iyadoo Cabdirisaaq Muuse Maxamuud uu magacaabay xisbiga Mideeye, halka Maxamed Cismaan Colaad uu magacaabay xisbiga Horseed.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

Do you qualify for a tariff refund?

Source_link

Tags: BaarlamaankadoorashooyinkaguddigamaantaPECPostPuntlandsaddexsiiyaytirsanXasaannadaxubnood

Related Posts

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
Latest News

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

April 21, 2026
Do you qualify for a tariff refund?
Latest News

Do you qualify for a tariff refund?

April 21, 2026
Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
Latest News

Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish

April 21, 2026
Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company

April 21, 2026
Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay
Latest News

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

April 21, 2026
Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish
Latest News

Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish

April 20, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
  • Do you qualify for a tariff refund?
  • Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.