• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, March 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Maxaabiis Shabaab ah oo ka baxsatay xabsi ku yaalla magaalada Gaalkacyo

admin by admin
August 5, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

GAALKACYO (SMN) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay xabsi ku yaalla waooyiga magaaladaas ay ka baxsadeen maxaabiis Shabaab ah oo ku xirnaa xabsigaasi.

Afar kamid ah maxaabiista ayaa fakatay, waxaana sidoo kale jiro 9 kale oo ay soo qabteen ciidamada ammaanka oo howlgal ka daba tag ah sameeyay.

Maxabiista baxsatay oo horay loogu helay inay dilal iyo qaraxyo ka gaysteen Gaalkacyo ayaa ku xukunaa dil iyo xabsi daa’in, sida ay sheegeen saraakiisha laamaha amniga.

Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay madaxda Puntland oo ku aadan maxaabiista Al-Shabaab ee ka baxsatay xasbiga waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Horay ayaa sidaan oo kale isla xabsigan waxaa uga baxsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo qaarkood la toogtay, halka ay ku kale ay u suuragashay inay dib ugu laabtaan kooxda.

READ ALSO

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

Earlier articlePuntland Forces Seize Weapons, Arrest Suspects in Ongoing Safety Operations

Source_link

Tags: baxsatayGaalkacyomagaaladamaxaabiisShabaabxabsiyaalla

Related Posts

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

March 12, 2026
SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

March 12, 2026
Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
Latest News

Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York

March 12, 2026
Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle
Latest News

Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle

March 12, 2026
Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict
Latest News

Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict

March 12, 2026
President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates
Latest News

President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates

March 11, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
  • SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.